Telesom Company

Telesom Company Telesom Company is the leading Telecommunication company in Somaliland

Telesom is a private telecommunication company which was established in the year 2002 by local entrepreneurs in Hargeisa Somaliland to become the leader and pioneer in telecommunication sector while utilizing the latest technology and employing a highly trained and professional customer care team that satisfy our customers with world class services.

12/06/2026

Ku raaxayso xidhmooyin xawaare sare iyo xalladda Koobka Adduunka.

Kaga shubo Telesom Supper App ama lambarka gaaban ee *2026 #

Saadaali Natiijada, Kuna Guulayso Abaalmarino Waaweyn!Gudaha Telesom Super App waxa aad ka saadaalin kartaa natiijooyink...
12/06/2026

Saadaali Natiijada, Kuna Guulayso Abaalmarino Waaweyn!

Gudaha Telesom Super App waxa aad ka saadaalin kartaa natiijooyinka kulamada Koobka Adduunka. Guuleystayaasha waxa ay heli doonaan abaalmarino kala duwan sida:

• Simcards-ka VIP-ga ah ee 442 & 441
• Moobilo casri ah
• 5G Routers
• Super MIFI

Sidoo kale, gudaha Telesom Super App, waxaad si fudud ugaga shuban kartaa xidhmooyinka internetka aan xiddidnayn ee "World Cup Bundles"

Muddada uu socdo Koobka Adduunka 2026, adiguna waxaad fursad u haysataa inaad ka mid noqoto guuleystayaasha waaweyn ee T...
11/06/2026

Muddada uu socdo Koobka Adduunka 2026, adiguna waxaad fursad u haysataa inaad ka mid noqoto guuleystayaasha waaweyn ee Telesom!

Ku guuleyso abaalmarino qiimo badan oo ay ka mid yihiin:

• Simcards-ka VIP-ga ah ee 442 iyo 441
• Moobilo casri ah
• 5G Routers
• Super MIFI

Sidoo kale ku raaxayso xidhmooyinka gaarka ah ee World Cup Bundles.

Si aad ugu shubato xidhmooyinka, garaac *2026 # ama ka kaga shubo Telesom Super App.

Maxaad ka filaysaa warka farxadda leh ee dhegaha macaamiisha soo gaadhi doona saacadaha soo socda?Soo dhawoow macmiil oo...
11/06/2026

Maxaad ka filaysaa warka farxadda leh ee dhegaha macaamiisha soo gaadhi doona saacadaha soo socda?

Soo dhawoow macmiil oo ha ka fogaan halkan.

10/06/2026

Ku Shubo $15, Ku Raaxayso Koobka Adduunka 30 Maalmood!
✅ Kaga Shubo *811 #

💼 𝗕𝗼𝗼𝘀 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼: AC and Electric Technician📍𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Hargeisa
09/06/2026

💼 𝗕𝗼𝗼𝘀 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼: AC and Electric Technician
📍𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Hargeisa

07/06/2026

Ku shubo $1 oo hel 3.5GB oo todobaadle ah.
Isticmaal Telesom 5G oo ku raaxayso Internet-ka ugu casrisan.

𝗞𝗘𝗬𝗡𝗔𝗔𝗡 | 𝗫𝗮𝘄𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗮𝗮𝗻 𝘅𝗮𝗱 𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻Ku shubo $0.5 oo hel internet aan kaa dhammaanayn muddo 24 saacadood. ✅Kaga shubo: *811 ...
05/06/2026

𝗞𝗘𝗬𝗡𝗔𝗔𝗡 | 𝗫𝗮𝘄𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗮𝗮𝗻 𝘅𝗮𝗱 𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻
Ku shubo $0.5 oo hel internet aan kaa dhammaanayn muddo 24 saacadood.

✅Kaga shubo: *811 #

Ku Shubo $2 oo ku hadal si aan kala go' lahayn mudo todobaad ah.Ku xidhiidhi Kaafiye ehelkaaga iyo asxaabtaada.✅ Kaga Sh...
03/06/2026

Ku Shubo $2 oo ku hadal si aan kala go' lahayn mudo todobaad ah.
Ku xidhiidhi Kaafiye ehelkaaga iyo asxaabtaada.

✅ Kaga Shubo *811 #

💼 𝗕𝗼𝗼𝘀 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼: Digital Marketing Officer📍𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: HargeisaFaahfaahinta shaqada oo dhammaystiran waxa aad ka heli doontaa w...
02/06/2026

💼 𝗕𝗼𝗼𝘀 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼: Digital Marketing Officer
📍𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Hargeisa
Faahfaahinta shaqada oo dhammaystiran waxa aad ka heli doontaa webiste-ka shirkadda, fadlan riix Link-ga hoose:-
https://telesom.com/about/career/digital-marketing-officer

Address

Hargeisa
Hargesa

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Friday 07:00 - 23:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00

Telephone

151

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Telesom Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Telesom Company:

Share