08/07/2022
https://sl.africahornads.com
waa mid deegaanka iyo dabeecadda u roon isla markaana dhiirigelisa habka maxalliga ah ee ganacsiga. Macmiil ahaan, uma baahnid inaad meel walba u safarto si aad u ogaato meesha laga helo shay ama adeeg gaar ah oo aad u baahantahay. Waxaan kuu dowaraynaa tamar iyo waqti. Ruuxa ganacsatada ihina, uma baahna inuu ku kharash-garayo wax badan si uu u baro meheraddiisa bulshada maxalliga ah iyo adduunka oo dhan. Diwaankani wuxuu u dhowrayaa lacag, waqti iyo tamar.