Ustaad Axmed Qamaan

Ustaad Axmed Qamaan ku xidhnow Page-kayga Ustaad Ahmed Yusuf Qamaan oo hel casharo ku saabsan IT, Sidoo kale Online Courses iyo Laptops tayo leh oo qiimo jaban. About me.

ICT& Public Administration Professional | Specializing in Computer Systems, Network Security, and Operational Management

With a robust 9-year career, I have expertly managed the intersection of technology, training, and office administration. My experience encompasses a wide range of responsibilities, including IT infrastructure managementβ€”from computer maintenance and network administration to Windows Server environmentsβ€”as well as web development and database software solutions. I have successfully leveraged my skills in graphic design to support broader organizational goals. Adept at both independent projects and collaborative teamwork, I am recognized for my critical thinking and leadership, consistently ensuring the smooth functioning of all assigned operations. My dual academic background in ICT and Public Administration provides me with a unique ability to bridge technical and managerial needs effectively. Education & Ongoing Development:

Β· Master's in Computer and Network Security | Accord University (In Progress)
Β· Bachelor's in Public Administration | Imam University (2023)
Β· Bachelor's in Information & Communication Technology (ICT) | Admas University (2017

Diyaar ma u tahay inaad la qaadatid ardayda u socda SQL DATA ANALYSIS. Lesson3 ayay marayaan habeen h**e ayuu bilaameen....
12/10/2026

Diyaar ma u tahay inaad la qaadatid ardayda u socda SQL DATA ANALYSIS.

Lesson3 ayay marayaan habeen h**e ayuu bilaameen.

Nala soo xiriir 061-5382394.
Qiimaha waa $10 oo kaliya casharadeena waa i tus ii taabsi no Theory.

WEBINAR | Digital Skills for Today's Job MarketComputer Essentials Every Professional Must KnowJoin E-Loox Academy for a...
12/10/2026

WEBINAR | Digital Skills for Today's Job Market
Computer Essentials Every Professional Must Know

Join E-Loox Academy for a practical session with Ahmed Yusuf Qamaan, Technology & Public Administration Specialist (Web Design, Data Analysis, Basic Computer Skills, Windows Server).

πŸ“… Date: 15 October 2026
⏰ Time: 8:00 PM
πŸ’» Meeting: Google Meet (Online)

πŸ“² Register: 61 6463030
βœ‰οΈ Email: [email protected]
Share with someone who wants to grow their digital skills. πŸ‘‡

E-Loox Academy | From Learner to Leader

11/10/2026

Sanadkii 2 bilood ayaa ka dhiman, haduu Alle ku gaadhsiiyo maxaad ku xasuusan sanadkan sii dhamaanaya 2026.?

Imisa xirfad ayaad baratay.?
Ma isleedahay intaan sanadkan dhamaan ka faa'iidayso oo baro xirfado.

Caawa hadaad safarkaaga xirfadeed billwdo maxaad ka qabtaa.?

1. Marka h**e caawa samee inaad xirfad ku riyoodo.
2. Bari samayso qorshe aad ku bilowdo.
3. Saadanbe bilow.
4. Maalin saddexaadna istijaabi waxaad baratay inaad ku shaqaysan kartid.
5. Maalin afaraadna ku shaqayso.

Gacmahaaga ayaa biyo lagaga dhergaa.

πŸ˜‚πŸ˜­ **β€œMAXAA SSD-GAYGA 256GB AH UGU MUUQANAYAA 238GB? MIYAAD 18GB KALA BAXDEEN LAPTOP-KAYGA?”**Macaamilkaygan qaaliga ah ...
11/10/2026

πŸ˜‚πŸ˜­ **β€œMAXAA SSD-GAYGA 256GB AH UGU MUUQANAYAA 238GB? MIYAAD 18GB KALA BAXDEEN LAPTOP-KAYGA?”**

Macaamilkaygan qaaliga ah wuxuu ku sigtay inuu booliska igu yeedho! πŸ˜‚πŸ˜‚

Arrintan se waxay leedahay sharraxaad macquul ah oo sax ah.

Laakiin bal qiyaas! Waxaan halkan u joogaa inaan idiin sharxo, sidii aan ugu sharraxay macaamilkan fariimaha gaarka ah ugu sharaxay.

**Bal eeg, marka aad iibsato laptop leh SSD dhan 256GB, ha filan in Windows-ku uu si sax ah kuugu muujiyo 256GB.**

Sababtu waa tan:

# # # 1. SHIRKADAHA SAMEEYA SSD-YADA IYO WINDOWS-KU SI KALA DUWAN AYAY U XISAABIYAAN KAYDKA XOGTA.

Shirkadaha sameeya laptop-yada iyo SSD-yadu waxay 1GB ku xisaabiyaan **1,000,000,000 bytes**.

Laakiin Windows-ku dhaqan ahaan wuxuu kaydka xogta ku xisaabiyaa unug ka kooban **1,073,741,824 bytes**, kaas oo farsamo ahaan loo yaqaan *Gibibyte (GiB)*, inkasta oo Windows-ku ugu yeedho GB.

Waan ogahay inay arrintani farsamo badan tahay, laakiin sidaas uun u faham! πŸ˜‚

Sidaas darteed, SSD-ga 256GB ah wuxuu u dhigmaa qiyaastii **238.4GiB**, marka Windows-ku uu sidaas u xisaabiyo oo uu kuu soo bandhigo.

# # # 2. TAASI MA KA DHIGAN TAHAY IN LAPTOP-KAAGA 18GB KA MAQAN YIHIIN?

**Maya, haba yaraatee!** πŸ˜‚

Laptop-kaagu kuma khiyaamaynayo.

Farqigaasi wuxuu inta badan ka yimaadaa habka loo xisaabiyo loona soo bandhigo awoodda kaydka xogta, mana aha in iibiyuhu qayb ka mid ah SSD-gaaga kaa saaray.

# # # 3. KA WARAN MEESHA AY WINDOWS-KU KA QAADATO KAYDKA?

Taasi waa arrin kale oo gaar ah.

Marka Windows la rakibo, kadibna lagu daro cusboonaysiintiisa (Updates), darawallada qalabka (Drivers) iyo barnaamijyada kale (Applications), qayb ka mid ah kaydka xogta ayaa la isticmaalaa.

Tani way ka duwan tahay farqiga ka dhasha habka ay shirkadaha sameeya SSD-yada iyo Windows-ku u xisaabiyaan awoodda kaydka.

# # # GUNAANAD

Marka xigta ee aad iibsato laptop leh SSD 256GB ah oo aad Windows-ka ka aragto qiyaastii 238GB, ha argagixin! πŸ˜‚

**Laguuma khiyaamayn.** Inta badan, SSD-gaagu wuxuu Windows-ka ugu muuqanayaa awooddiisa caadiga ah marka la isticmaalo habka cabbirka ee Windows-ku dhaqan ahaan adeegsado.

Haddii aad rabto inaad xaqiijiso awoodda kaydka laptop-kaaga, waxaad ka eegi kartaa **Disk Management** ama awoodda uu SSD-gu soo sheegayo.

Soo saar qaacidada Share % iyo Dollor ahaan.Ha isticmaalin Totalka aan plus βž•οΈ saaray.
11/10/2026

Soo saar qaacidada Share % iyo Dollor ahaan.
Ha isticmaalin Totalka aan plus βž•οΈ saaray.

11/10/2026

Qiimo dhimis ka faa'iidaysta short courses ilaa 20/10/2026

Dhamaan casharada waa Online.
Baro xirfad barina ku shaqayso.

1. Basic computer. (Hardware, Software, Windows and Microsoft Office (Word, PowerPoint, Excel, Access, Outlook iyo Internet and computer security waxa la socda Bookiisa PDF). (Price: $`9.99).

2. Advanced Excel of Data Analysis (Price: `$9.99)

3. Basic Power BI Data Analysis (Price:$`9.99)

4. Tableau Data Analysis (Price: $9.99)

5. SQl Data Analysis (Price: $9.99)

6. Advanced Excel Accounting ($`9.99)

7. Software Installation (Formatting Windows, Windows password Jabin, Backup data, Troubleshooting, Recovery Data, iyo Troubleshooting).(Price: `$9.99)

8. Graphic design Adobe Photoshop, Projects ka la samaynayo waxa ka mida. ( ID card, Board, Procure, Logo, roll up, Social media Poster, Wedding iyo BusinessCard). (Price: $`9.99)

9. Video Editing (Adobe premiere pro).(Price: `$9.99)

10. Website Design (Wordpress).Projects la samaynayo waxa ka mida ( E-COMMERCE, News and E-Learning)(Price: $`9.99)

11. E-Commerce. Casharka waa i tus i taabsii (China to Mogadishu) (Price: `$9.99)

12. School management system (C #+VB+Sql Server). (Price: $`9.99)

13. Hotel management system (C #+VB+Sql Server).(Price: `$9.99)

14. Public Speaking Videos kiisa iyo Slides kiisa. (Price: $`5)

15. Cv writing, Interview and Application iyo Slides kiisa. (Price: `$5).

16. Windows Server 2012. (VirtualBox, Windows Server, Windows 10, Domain control, Login user). (Price: $`9.99)

17. Wireless Hacking ( Cybersecurity Ethics).(Price: `$9.99)

18. International trade.(Price: $`5)

19. AI Software Development (`$9.99)

Iska diwaan geli WhatsApp kan.
https://wa.me/252615382394

Ama iga soo wac number-adan.
………………………………………………….
Telesom: 0633343333
Hormuud: 061-5382394
Somtel: 0625466651
…………………………………………………..
Payment merchant:
Merchant: 419252, 502594
Merchant: 55949
: 0625466651
: 0906 825 945
: 0615382394
: 0903561329
: 60056253
: 37126152
: 308019010401
100904520001
: 0061564300
:1000648759
………………………………………………….
Booqo Website keena, Www.lamahurantech.com

Waa markii saddexaad ee aan ardaydayda Discount u samayn doono.Waayo muhiimada waa inaan arkaa arday ka faa'iidaystay co...
10/10/2026

Waa markii saddexaad ee aan ardaydayda Discount u samayn doono.

Waayo muhiimada waa inaan arkaa arday ka faa'iidaystay courseskayga.

10/10/2026

Inta badan markaan safar gelayo qofna ma kaxaysto aniguun baa gaadhigayga isku wadaa sababtoo ah hada aaminaada ayaa yaraaday.

Hadaad igu aragtaan anigoo kaligay gaadhi isku wada ha moodina inaan idinka dhacayee ee bini-aadanka hada jira ayaa wada mashruuc noqday.

Waxa bilaabayaa duubista course SQL DATA ANALYSIS,  10 ka Ardayd ee ugu h**eeya waxaan ku diwaan gelin doonaa Arday walb...
09/10/2026

Waxa bilaabayaa duubista course SQL DATA ANALYSIS, 10 ka Ardayd ee ugu h**eeya waxaan ku diwaan gelin doonaa Arday walba $10.

Mudo bil ayay ku baran doonaan iyagoo maalin walba course ka ugu soo dhici doona telegram kooda.

Iska diwaan geli WhatsApp kan.
https://wa.me/252615382394

Ama iga soo wac number-adan.
………………………………………………….
Telesom: 0633343333
Hormuud: 061-5382394
Somtel: 0625466651
…………………………………………………..
Payment merchant:
Merchant: 419252, 502594
Merchant: 55949
: 0625466651
: 0906 825 945
: 0615382394
: 0903561329
: 60056253
: 37126152
: 308019010401
100904520001
: 0061564300
:1000648759
………………………………………………….
Booqo Website keena, Www.lamahurantech.com

09/10/2026

Qof walba oo raba inuu Data Analysis barto waa inuu helaa macalin haga.

1. Excel of Data Analysis
2. PowerBI Data Analysis
3. Tableau Data Analysis
4. Sql Data Analysis
5. Python Data Analysis.

Intaba isku shaqo ayay qabtaan lakin sida loogu shaqaynayo ayaa kala duwan.

Qofka intan fahma muhiim maaha inuu haayad, Shirkad iyo dawlad ama any Institution shaqo ka raadiyo, isagaa shaqo abuuran kara company.

Address

Hargeisa Street 1 New Hargeisa, Hodan Hills
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ustaad Axmed Qamaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share