Kaaltech

Kaaltech Efficient solutions to simplify communication between customers and employees.

Sliding Gate OpenerShirkaadda Kaaltech waxay kuu keentay qalabka casriga ah ee Gate Opener si aad albaabkaaga ugu furto ...
22/09/2025

Sliding Gate Opener

Shirkaadda Kaaltech waxay kuu keentay qalabka casriga ah ee Gate Opener si aad albaabkaaga ugu furto si fudud oo ammaan ah.

✅ Quick Release
✅ Remote Control
✅ Mobile App Control 📱
✅ Sensor Support

Waxaan kuu haynaa laba nooc oo miisaanka ay qaadi karaan yahay: 1,000 KG iyo 800 KG.

Fadlan nala soo xidhiidh si aad u hesho macluumaad dheeraad ah:
Whatsapp: 63 8777330
Email: [email protected]
Location: Hargeisa | Burji-Omaar floor 5

Face Access Control SystemMaamulid, fudaydayn, casriyayn iyo badbaado.Shirkaadda Kaaltech waxay kuu haysaa qalabka casri...
27/08/2025

Face Access Control System
Maamulid, fudaydayn, casriyayn iyo badbaado.

Shirkaadda Kaaltech waxay kuu haysaa qalabka casriga ah ee Face Access Control System kaana caawinaaya sidii aad umaamuli lahayd goobtaada shaqo.

Awoodaha gelitaanka:
✔️ Face Recognition (Aqoonsiga Wajiga)
✔️ Fingerprint & Pin Code
✔️ Two-way Audio
✔️ Supports Mask Recognition
✔️ 4.3-inch LCD Touch Screen
✔️ Configuration via Web Client

Goobaha ku habboon:
Xafiisyada, goobaha waxbarashada, Huteelada, Cisbitaalada iyo Guryaha.

Fadlan nala soo xidhiidh si aad u hesho macluumaad dheeraad ah:
Whatsapp: 63 8777330
Email: [email protected]
Location: Hargeisa | Burji-Omaar floor 5

25/06/2025

Shaqadii aanu u qabanay | Capital Lounge Hargeisa

Macaamiishu waxay si fudud u riixi karaan badhanka si ay u dalbadaan adeeg, sidoo kale hawl-wadeenadu waxay si deg-deg ah u arki karaan dalabka macmiilka u baahan in loo adeego.

Macmiil qalabkani waxa uu kaa caawinaya inaad horumariso ganacsigaaga iyo qancinta macaamiishaada.

Fadlan nala soo xidhiidh si aad u hesho macluumaad dheeraad ah:
Whatsapp: 63 8777330
Email: [email protected]
Location: Hargeisa | Burji-Omaar floor 5

Kaaltech waa isku xidhaha macmiilka iyo hawl-wadeenada.
25/06/2025

Kaaltech waa isku xidhaha macmiilka iyo hawl-wadeenada.

Qaar ka mid ah macaamiisha Kaaltech ee aan u qabanay adeegyadeenna. Waxaan siinnaa huteelada, makhaayadaha iyo xarumaha ...
11/05/2025

Qaar ka mid ah macaamiisha Kaaltech ee aan u qabanay adeegyadeenna.

Waxaan siinnaa huteelada, makhaayadaha iyo xarumaha caafimaadka qalab casri ah oo fududeeya isgaarsiinta macaamiisha iyo hawlwadeennada.

Kaaltech waa hal-abuuraha isagaadhsiinta casriga ah ee ganacsigaaga.

Whatsapp: 63 8777330
[email protected]
Hargeisa Road No1 | Burji-Omaar, Floor 5

Waxaan bixinaa qalab awood leh si aan u horumarino xidhiidhka u dhexeeya kooxdaada iyo macaamiishaadaFadlan nala soo xid...
05/05/2025

Waxaan bixinaa qalab awood leh si aan u horumarino xidhiidhka u dhexeeya kooxdaada iyo macaamiishaada

Fadlan nala soo xidhiidh si aad u hesho macluumaad dheeraad ah:
Whatsapp: 63 8777330
Email: [email protected]
Location: Hargeisa | Burji-Omaar floor 5

Si aad u qurxiso xidhiidhka ka dhexeeya macaamiishaada iyo hawl-wadeenada ganacsigaaga Kaaltech ahaan waxaan kaa caawina...
04/05/2025

Si aad u qurxiso xidhiidhka ka dhexeeya macaamiishaada iyo hawl-wadeenada ganacsigaaga Kaaltech ahaan waxaan kaa caawinaynaa inaad horumariso hufnaanta shaqo wanaaga ganacsigaaga iyo qancinta macaamiishaada.

Fadlan nala soo xidhiidh si aad u hesho macluumaad dheeraad ah:
Whatsapp: 63 8777330
Email: [email protected]
Location: Hargeisa | Burji-Omaar floor 5

Macaamiishu waxay si fudud u riixi karaan badhanka si ay u dalbadaan adeeg, sidoo kale hawl-wadeenadu waxay si deg-deg a...
19/04/2025

Macaamiishu waxay si fudud u riixi karaan badhanka si ay u dalbadaan adeeg, sidoo kale hawl-wadeenadu waxay si deg-deg ah u arki karaan dalabka macmiilka u baahan in loo adeego.

Macmiil qalabkani waxa uu kaa caawinaya inaad horumariso ganacsigaaga iyo qancinta macaamiishaada.

Fadlan nala soo xidhiidh si aad u hesho macluumaad dheeraad ah:
Whatsapp: 63 8777330
Email: [email protected]
Location: Hargeisa | Burji-Omaar floor 5

Address

Road No1
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaltech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share