LG Hargeisa

LG Hargeisa LG Fortune Electronics has arrived in hargeisa. Every LG product/service you need is now available in Hargeisa

Bushaaro Bushaaro   waxay ku sameysay qiimo dhimis aad u balaadhan 30% off alabta qimo dhimista laguugu sameeyay waxa ka...
13/12/2019

Bushaaro Bushaaro waxay ku sameysay qiimo dhimis aad u balaadhan 30% off alabta qimo dhimista laguugu sameeyay waxa ka mida (TV yada, Talaagaddaha, Qasaaladdaha, ovens ka iyo qarkale oo badan ) oo intaba ay kula socoto 1 sano oo warrenty ah hadaba h**e u dalbo intayna dhamaan
0634249770 - 0654249770

BUSHAARO….. BUSHAARO!! 0634186822LG si ad isu diiwan galiso kulana soo xidhiidhno fadlan noogu reeb halka hoose magacaga...
06/11/2018

BUSHAARO….. BUSHAARO!! 0634186822

LG si ad isu diiwan galiso kulana soo xidhiidhno fadlan noogu reeb halka hoose magacaga, magaladaada aad ku sugantahay, iyo telephone numberkagaba!!

Ugu soo hagaag shirkada caanka ah ee LG ayaa laydinka furay magalada Somaliland! waxaan idin ku bushaaraynaynaa in qofkii iibsada 55" inch TV waxaa ula socda 1 sano oo warrantys ah, iyo taaso ay ku raaci doonto talagad free of charge ah. macmiil fadlan h**e ugaadh yanay ku dhaafin fursadaasiye.

Wixii fahfaahin 0634186822 / 0634239770

LG OLED Curved, Flat & 4K OLED TVs
25/10/2018

LG OLED Curved, Flat & 4K OLED TVs

15/10/2018
Bushaaro BushaaroShirkadda Lg Waxay kuu diyaarisay hadyad ama abaal marin aad heli doonto haddaad iibsatid tvga noociisu...
13/09/2018

Bushaaro Bushaaro
Shirkadda Lg Waxay kuu diyaarisay hadyad ama abaal marin aad heli doonto haddaad iibsatid tvga noociisu yahay 55inch Oled 4k waxaana abaal marin aanu kuu siinaynaa tv kale oo cabbirkiisu yahay 49inch.

H**e u soo gaadha xarunta shirkadda oo ku taalla Durdur business canter

0634249770 0654249770

qimo dhimis aad u balaadhan ayan kugu sameynay murayadihi casriga aha ee lg qima dhimistan oo socon donta weekgiba sadax...
09/08/2018

qimo dhimis aad u balaadhan ayan kugu sameynay murayadihi casriga aha ee lg qima dhimistan oo socon donta weekgiba sadax cisho waxa kale oo aan bakhtiyanasiib ku bixinayna hadiyado ad u qaliya oo qofki nasib u hela an sinayno hadaba sida lo doranaayo qofka 1: like saar page ka 2:comment 3:share intaba cida an ku aragno ayan qof ka dhex doraneyna 063 4249770

LG waxay ku kentay qalab maydhaya weelka oo dhan si ad u iibsatid garaac number kan +252 63 4249770 // 0633826767LG   wa...
25/06/2018

LG waxay ku kentay qalab maydhaya weelka oo dhan si ad u iibsatid garaac number kan +252 63 4249770 // 0633826767

LG washers are in come get yours before its too lat

24/06/2018
Ha moogaan sancadii u dambaysay ee TV-yada ahna muuqaalka sawir kooduna yahay 4k UHD waxa kale oo ay wataan muraayadaha...
24/06/2018

Ha moogaan sancadii u dambaysay ee TV-yada ahna muuqaalka sawir kooduna yahay 4k UHD waxa kale oo ay wataan muraayadaha indhaha oo 3D ah. Qimodhimis ba lagugusameynaya ah 15% malinkasta oo khamiis ah
Naso wac 063 4249770

Dhaman shaqaalaha LG iyo masuuliyintuba waxay idin leyhin Eid Mubarak bashbash iyo barwaqo ku ciidathe staff and the man...
14/06/2018

Dhaman shaqaalaha LG iyo masuuliyintuba waxay idin leyhin Eid Mubarak bashbash iyo barwaqo ku ciida

the staff and the management team is wishing you happy,healthy eid day to all of our beloved customers

Ha moogaan sancadii u dambaysay ee TV-yada ahna muuqaalka sawir kooduna yahay 4k UHD waxa kale oo ay wataan muraayadaha...
13/06/2018

Ha moogaan sancadii u dambaysay ee TV-yada ahna muuqaalka sawir kooduna yahay 4k UHD waxa kale oo ay wataan muraayadaha indhaha oo 3D ah. Qimodhimista ciida darteed

Address

Hargeisa

Telephone

+252633826767

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LG Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share