Bluekom

Bluekom Connecting communities with fast and affordable fiber optic internet to homes and businesses.

07/06/2026

Ku soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay dalka ama nagala soo xidhiidh daryeelka macaamiisha 555

U dooro qoyskaaga oo u xidh Fiber-ka ugu xawaaraga sareeya DalkaKu soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku lee...
06/06/2026

U dooro qoyskaaga oo u xidh Fiber-ka ugu xawaaraga sareeya Dalka

Ku soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay dalka ama nagala soo xidhiidh daryeelka macaamiisha 555

Internet Degdeg ah oo kuu fududaynaya nolosha casriga ahKu soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay da...
06/06/2026

Internet Degdeg ah oo kuu fududaynaya nolosha casriga ah

Ku soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay dalka ama nagala soo xidhiidh daryeelka macaamiisha 555

Ganacsigaaga ku xooji oo ku xayeysii Internet-ka xawaaraha sareeya ee BluekomKu soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xa...
04/06/2026

Ganacsigaaga ku xooji oo ku xayeysii Internet-ka xawaaraha sareeya ee Bluekom

Ku soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay dalka ama nagala soo xidhiidh daryeelka macaamiisha 555

03/06/2026

Internet-ka Fiber-ka Guryaha.
Farxadda guriga waxa ka qayb qaata Fiber-ka Bluekom, u xidh qoyskaaga internet Xawaarihiisa lagu kalsoon yahay oo wada gaadha dhamaan gurigaaga oo dhan

Ku soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay dalka ama nagala soo xidhiidh daryeelka macaamiisha 555

SUBAX WANAAGSAN MACMIIL
31/05/2026

SUBAX WANAAGSAN MACMIIL

Sadaali Finalka Xiisaha Badan ee Champions League!Paris Saint-Germain  Arsenal Labadan kooxood ee awoodda badan ayaa foo...
30/05/2026

Sadaali Finalka Xiisaha Badan ee Champions League!
Paris Saint-Germain Arsenal
Labadan kooxood ee awoodda badan ayaa foodda isku dari doona kulan final ah oo si weyn loo wada sugayo, kana mid ah kulamada ugu xiisaha badan kubadda cagta ee Yurub.
Daqiiqad kasta oo xamaasad leh si toos ah uga daawo Fiber-ka Bluekom.
Ku soo biir bahda Bluekom nagu soo booqo xaruntaa ku leenahay dalka ama nagala soo xidhiidh daryeelka macaamiisha 555

EID MUBARAK ๐ŸŽ‰โœจ โœจDhammaan macaamiisha sharafta leh iyo guud ahaanba Ummadda Islaamka.Rabbi ha innaga aqbalo camaladii wan...
26/05/2026

EID MUBARAK ๐ŸŽ‰โœจ โœจ
Dhammaan macaamiisha sharafta leh iyo guud ahaanba Ummadda Islaamka.

Rabbi ha innaga aqbalo camaladii wanaagsanaa ee inoo soo qabsoomay, dambiyadana ha inoo dhaafo.. ๐Ÿ’™B๐Ÿ’™L๐Ÿ’™ K๐Ÿ’™ M๐Ÿ’™

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ

Maalinta Carafo waa maalin fadli iyo kheyr badan leh, kana mid ah maalmaha ugu barakada badan Islaamka. Waa maalin ducad...
26/05/2026

Maalinta Carafo waa maalin fadli iyo kheyr badan leh, kana mid ah maalmaha ugu barakada badan Islaamka. Waa maalin ducada la aqbalo, dambigana la dhaafo. Aan qalbiyadeenna ku noolayno xuska Alle, ducada, towbad keenka iyo samafalka. Soonka maalintan wuxuu leeyahay ajar weyn iyo kheyr aan la koobi karin.

Address

H366+MVW, Wadada Madax-tooyada, Hargeysa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bluekom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bluekom:

Share