Onkod Digital xogta

Onkod Digital xogta Onkod Digital Marketing Agency

Onkod Digital Marketing Agency Xalka Ugu Fiican ee Kobcinta Ganacsigaaga.nagala soo xidhiidh: 065-4778571
06/12/2022

Onkod Digital Marketing Agency Xalka Ugu Fiican ee Kobcinta Ganacsigaaga.
nagala soo xidhiidh: 065-4778571

hadii aad ganacsi leedahay ama alaab aad hayso aad garan laadahay qaabki aad ku gaadhsin lahayd kuna tusi lahayd bulshad...
02/12/2022

hadii aad ganacsi leedahay ama alaab aad hayso aad garan laadahay qaabki aad ku gaadhsin lahayd kuna tusi lahayd bulshada facebook, Onkod Digital Marketing Agency waxay u taagan tahay in ay kaa cawiso arintaasi, waan hubaa in alaabta aad hayso maalinkasta ay jiraan dad raadinaya, waxaan diyaar kuula nahay in aanu kuu diyaarino qaabki bulshadasi ku tusi lahayd anaga oo kula habayn doona alabtada, sida oo kalena kula sameyn doona qorshaha iyo habka aad ku muujinayso alaabtada, waxaanu sameyn doona in aanu kuu beekhamino kharashkaga ka baxaya xayaysiiska facebook..... maanta waa laga soo tagay habkii dhaqanka ahaa ee tv yada iyo jaraa,idada iyo boodhadh magalada laga taago wax loogu xayaysiin jiray.....

  adeegyada aanu bixini waxaa ka mida ah... in aanu kuu sameyno Xayaysiisyada Facebook, sida Page ads iyo post ads iyo d...
02/12/2022

adeegyada aanu bixini waxaa ka mida ah...
in aanu kuu sameyno Xayaysiisyada Facebook, sida Page ads iyo post ads iyo dhaaman xayaysisyada facebook sida oo kale instagram, youtube,google, waxa kale oo aanu qabanaa adeegyada kale ee kale ah.
1: sameynta website yada qiimo jaban iyo tayo sare leh.
2: Social media Management
3: Search Engine Optimization SEO
4:Search Engine Marketing SEM
5: sameynta nashqadaha sida logo design, iyo dhaaman design kale sida prusures, flyers, iyo waxii la mid ah.
noogu kaalay adeeg sare iyo qiimo jaban oo ku raali geliya.

30/05/2018

Xayaysiis hordhac suuqa gobanimoonline.com

Address

Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Onkod Digital xogta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share