Original Electric

Original Electric ORIGINAL GROUP
General Electric and Electronic Company

14/05/2025
EID MUBARAK ALL MUSLIMS EID AL FITR
20/04/2023

EID MUBARAK ALL MUSLIMS EID AL FITR

AVAILABLE FLEXIBLE PIPE
26/02/2023

AVAILABLE FLEXIBLE PIPE

26/02/2023

WELCOME TO ORIGINAL ELECTRIC AND ELECTRONICS GROUP

Macmiil waxaa kuudiyaar ah   Designkii u danbeyey oo aad ku qancinaya.   Price, Highest Quality & Service.
20/08/2022

Macmiil waxaa kuudiyaar ah Designkii u danbeyey oo aad ku qancinaya.

Price, Highest Quality & Service.

Happy 18may
17/05/2022

Happy 18may

Dhamaan shaqalaha waynaha ORIGINAL GROUP waxay farxad la qaybasanayaan Dhamaan umada  Islam ka ah Farxada ciida awgeed ....
01/05/2022

Dhamaan shaqalaha waynaha ORIGINAL GROUP waxay farxad la qaybasanayaan Dhamaan umada Islam ka ah Farxada ciida awgeed .
Alle inaga aqbalo camaashii bisha ramadaan ameen ameen

Ramadan KareemDhamaan umada musliminta ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxanu la qaybsanaynaa farxada bisha baraka...
01/04/2022

Ramadan Kareem
Dhamaan umada musliminta ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxanu la qaybsanaynaa farxada bisha barakaysan ee ramadaan oo caawa bilatay Alle khayrkeeda ha ina siiyo Ameen
Ramadaan kareem 🌙

New arrival angle out door lamp
03/02/2022

New arrival angle out door lamp

01/01/2022
تقبل اللهُ مِنَّا وَمِنكُمHappy  Eid mubarak Ugu horayn Mahad oo dhami alle ayey u sugnaatay (SW).Maalinta farxadda weyn...
12/05/2021

تقبل اللهُ مِنَّا وَمِنكُم
Happy Eid mubarak

Ugu horayn Mahad oo dhami alle ayey u sugnaatay (SW).
Maalinta farxadda weyn leh, waxaan hambalyo guud u diraynaa dhammaan Ummadda Islaamka ah. Waxaan mid khaas ah u diraynaa dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay addunka ka joogaan iyo dhamaan macaamisha SHIRKADA ORIGINAL GROUPS waxaanna leenahay Ciid Wanaagsan.

Ilaahay ha Inaga wada dhigo kuwii soonkooda iyo cibaadadooda la aqbalay, loo dambi dhaafay, oo xaqa iyo dulmiga loo kala muujiyay Farxad ku ciida.

Address

Suldaan Saeed Highway
Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Friday 16:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00

Telephone

+252634728888

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Original Electric posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Original Electric:

Share

Category