Horn Technology Solution

Horn Technology Solution Innovative Tech Services That Drive Your Business Forward

πŸŒ™ π—–π—œπ—œπ—— 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗔π—₯π—”π—ž ✨Horn Tech Solution  Waxay Waxay Farxda Maalinta Ciidul Adxa La Qayb Sanaysaa Macaamiisheeda Sharafta Le...
26/05/2026

πŸŒ™ π—–π—œπ—œπ—— 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗔π—₯π—”π—ž ✨
Horn Tech Solution Waxay Waxay Farxda Maalinta Ciidul Adxa La Qayb Sanaysaa Macaamiisheeda Sharafta Leh Iyo Guud Ahaanba Ummadda Islaamka Meel Kasta Oo Ay Dunida Ka Joogaan.
Rabbi ha innaga aqbalo camaladii wanaagsanaa ee inoo soo qabsoomay, dambiyadana ha inoo dhaafo..
Ciid wanaagsan dhammaantiin.

πŸš€ U Beddel Ganacsigaaga Mid La Jaanqaada Dunida Casriga Ah!πŸ’‘ Horn Tech Solution Waa haqabtiraha ganacsigaaga 😍 πŸ› οΈ Adeegy...
19/05/2026

πŸš€ U Beddel Ganacsigaaga Mid La Jaanqaada Dunida Casriga Ah!

πŸ’‘ Horn Tech Solution Waa haqabtiraha ganacsigaaga 😍

πŸ› οΈ Adeegyada Aan Kuu Diyaarinay:

βœ… System Development πŸ’»βš™οΈ

βœ… Web Development 🌐πŸ–₯️

βœ… Mobile Development πŸ“±πŸš€

βœ… Branding & Graphic Design πŸŽ¨πŸ“

βœ… Digital Marketing & SEO πŸ“’πŸ“ˆ

βœ… Cloud Computing Solutions β˜οΈπŸ”’

πŸ“ž Nala Soo Xidhiidh

πŸ“± Call & WhatsApp: +252 63 8313219

🌐 Website: www.hornsolution.com

✨ π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 πŸπŸ–-𝐊𝐚 𝐌𝐚𝐲 ✨Horn Technology Solution  waxaan hambalyo gaar ah u direynaa shacabka Jamhuuriyadda Somaliland iyo...
17/05/2026

✨ π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 πŸπŸ–-𝐊𝐚 𝐌𝐚𝐲 ✨

Horn Technology Solution waxaan hambalyo gaar ah u direynaa shacabka Jamhuuriyadda Somaliland iyo dhammaan macaamiisha Horn Tech Solution meel kasta oo ay joogaan.

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa Somaliland nabad waarta, barwaaqo iyo mustaqbal ifaya.

πŸ’šπŸ€β€οΈ
πŸŽ‰ π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 π’π‘πšπœπšπ›π€πš π’π¨π¦πšπ₯𝐒π₯𝐚𝐧𝐝
🎊 π‡πšπ©π©π² πŸπŸ– 𝐌𝐚𝐲 – AQOONSI & ADKAYSI

πŸŽ“ Ma Leedahay School ama Madarasad?☁️ HagePlus waa system casri ah oo kuu fududeynaya maamulka dugsigaaga!βœ… Maamulka ard...
03/05/2026

πŸŽ“ Ma Leedahay School ama Madarasad?

☁️ HagePlus waa system casri ah oo kuu fududeynaya maamulka dugsigaaga!
βœ… Maamulka ardayda & macallimiinta
βœ… Diiwaangelin fudud & xog ammaan ah
βœ… La socodka imaanshaha (Attendance)
βœ… Natiijooyinka & qiimeynta imtixaanka
βœ… Isgaadhsiin fudud oo u dhexeysa maamulka & waalidiinta
πŸ’‘ Ka tag waraaqaha badan, u gudub nidaam digital ah!
πŸš€ HagePlus β€” Maamul fudud, Waxbarasho horumarsan!

πŸ“ž WhatsApp: +252 63 8313219
🌐 www.hornsolution.com

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚π₯𝐒𝐧𝐭𝐚 π’π‘πšπͺ𝐚𝐚π₯πšπ‘πšπŸ‘Horn Technology Solution
01/05/2026

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚π₯𝐒𝐧𝐭𝐚 π’π‘πšπͺ𝐚𝐚π₯πšπ‘πšπŸ‘

Horn Technology Solution

Ku soo dhawaada xafiiska Horn Tech Solution, wariye Ahmed Shakir πŸ‘Farxad weyn ayay noo tahay booqashada qiimaha leh ee u...
25/04/2026

Ku soo dhawaada xafiiska Horn Tech Solution, wariye Ahmed Shakir πŸ‘

Farxad weyn ayay noo tahay booqashada qiimaha leh ee uu nagu soo booqday saxafiga dhalinyarada ah, wariye Axmed Shaakir. Booqashadani waxay xoojinaysaa xidhiidhka muhiimka ah ee ka dhexeeya warbaahinta iyo Horn Tech Solution, gaar ahaan xidhiidhka bulshada, horumarinta koboca, iyo is-weydaarsiga aqoonta.

Horn Tech Solution waxay mar walba u taagan tahay hal-abuur, horumarinta ganacsiga, iyo xalinta mushkiladaha la xidhiidha tiknoolajiyadda. Sidoo kale, waxaan diiradda saarnaa Horumarinta aqoonta iyo kobcinta dhalinyarada πŸš€

Mahadsanid wariye Axmed Shaakir booqashadaada qiimaha leh.

24/04/2026

Maamulaha iyo Madaxa Horumarinta Technologyada (CTO) Horn Technology Solution
Eng. Abdilahi Mohammed, ayaa waraysi qoto dheer siiyay MM Somali TV, isagoo ka hadlay horumarka tiknoolojiyadda iyo doorka ay shirkaddu ka ciyaarayso kobcinta xalalka casriga ah.

πŸ’‘ Eng. Abdilahi wuxuu iftiimiyay:

Doorka ay Horn Tech Solutions ku leedahay horumarinta web & system development gudaha Somaliland
Sida tiknoolojiyaddu u beddelayso ganacsiyada iyo adeegyada bulshada
Muhiimadda ay leedahay hal-abuurka iyo dhalinyarada ku jirta IT-ga

πŸš€ Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay in mustaqbalka tiknoolojiyadda dalka uu ku xirnaan doono:

Maalgelinta aqoonta iyo xirfadaha cusub
Isku xidhka teknoolojiyadda iyo baahiyaha bulshada

Waraysigan ayaa ahaa mid dhiirrigelin leh, kuna saabsan sidii loo dhisi lahaa mustaqbal dijitaal ah oo waara.

✨ JIMCE WACAN! ✨HornTech Solution waxa ay idiin rajaynaysaa Jimco barakeysan oo nabad, barwaaqo iyo guul leh πŸ€²πŸ’‘ Halkaan ...
24/04/2026

✨ JIMCE WACAN! ✨
HornTech Solution waxa ay idiin rajaynaysaa Jimco barakeysan oo nabad, barwaaqo iyo guul leh 🀲

πŸ’‘ Halkaan waxaan ka wadnaa hal-abuur (Innovation) iyo adeegyo casri ah oo kaa caawinaya kobacaaga πŸš€

πŸ“ Isgoyska Togdheer, Fooxa Kabo Weyne
πŸ“ž +252 63 8313219

🌐 www.hornsolution.com

πŸ’Ό Nala shaqee – horumar dhab ah gaadh!

πŸŒ™

πŸš€ International Creativity & Innovation Day – April 21Maanta waa maalinta hal-abuurka iyo horumarka! 🌟Horn Tech Solution...
21/04/2026

πŸš€ International Creativity & Innovation Day – April 21
Maanta waa maalinta hal-abuurka iyo horumarka! 🌟

Horn Tech Solution waxay kuu taagan tahay inaad fikradahaaga ka dhigto xaqiiqo πŸ’‘

πŸ’» Adeegyadayada waxaa ka mid ah:

βœ”οΈ Website & App Development
βœ”οΈ Digital Marketing casri ah
βœ”οΈ Graphic Design & Branding
βœ”οΈ IT Solutions & Support

πŸ”₯ Haddii aad rabto inaad ganacsigaaga gaarsiiso heer kale, hadda waa waqtigii saxda ahaa!
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta oo ka faa’iidayso adeegyo tayo sare leh

21/04/2026

Xafiis kasta waxaad ka heli doontaa noocyadan πŸ˜‚
Mid cajisa 😎
Mid cadhoonaya 😑
Mid qosol badan 🀣
Adigu kee tahay? πŸ‘‡πŸ˜‚

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Technology Solution posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share