Soltelco

Soltelco Soltelco is the first Telecommunications Company in Somaliland and revived up now to provide innovative, reliable and affordable telecommunication services.
(1)

Soltelco provides Mobile Broadband, voice, and mobile money services. Soltelco is committed to continuously steering service innovations with an aim to enhance customer experience in telecommunication services. Our goal is to shape the future of the market and provide customers with new communications and digital experience.

Hel oo Hano Simcard kaagii H**e!‎‎Ma ka mid tahay macaamiisha shirkadda Soltelco ee ku soo biiray sannadihii 2024 iyo ka...
03/10/2026

Hel oo Hano Simcard kaagii H**e!
‎
‎Ma ka mid tahay macaamiisha shirkadda Soltelco ee ku soo biiray sannadihii 2024 iyo ka hor. Haddii jawaabtaadu tahay HAA, tani waa fursaddaadii.
‎
‎Shirakaddu waxa ay kuu soo kordhisay fursad aad bilaash dib ugu heli karto Simcard kaagii h**e, taas oo ay waliba kuula socdaan xidhmooyin abaalmarin ah. Haddaba, booqo xarunta kuugu dhaw, ka qaado SIM kaagii oo bilaash kuu ah. Ku shubo $ 1 oo hel:
‎10 GB oo internet data ah iyo 7 cisho ku hadal Soltelco aan xad lahayn muddo 7 cisho ah.
‎
‎Si aad u ogaato in aad ka mid tahay macaamiisha fursaddan gaarka ah ka faa’iidaysan kara, fadlan garaac *161 #, kedibna dooro Number 7, kedibna gali Number kaagii Soltelco. Ama booqo:
‎
‎https://mysoltelco.com/offers

30/09/2026

💡 Ha seegin fursaddan
5G MiFi – Qalab casri ah oo kuu fududaynaya inaad internet hesho mar walba!

📲 | 🌐 www.mysoltelco.com
📞 161

Ma ogtahay macmiil in lacag kaa qaldantay aad soo ceshan karto adiga oo isticmaalaya Adeegga Caawiye.Si aad usoo ceshato...
30/09/2026

Ma ogtahay macmiil in lacag kaa qaldantay aad soo ceshan karto adiga oo isticmaalaya Adeegga Caawiye.
Si aad usoo ceshato raac tilmaamahan hoose:
1- Garaac *161 #
2- Dooro 1. Lacagta KAASHPlus.
3- Dooro 1. Lacag Qaldantay.
4- Geli lambarka aad lacagta ku wadday.
5- Geli tixraaca lacagta aad dirtay.

Hab farriin ah ayaad ku heli doontaa in lacagtaas laguu xayiray.
Hadda Isticmaal Caawiye oo ka maaran in aad tagto xarun!

27/09/2026

Sidee ayay uga faa'iidaysteen ka soo qayb galayaasha kulanka Tabliiqu adeegyada kala duwan ee Shirkadda Soltelco?

27/09/2026

Fursad aad ku 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 karto!
Barnaamijka “𝐇𝐚𝐝𝐛𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝 𝟐𝟎𝟐𝟔”, waxa ay shirkadda 𝐒𝐨𝐥𝐭𝐞𝐥𝐜𝐨 bil kasta ku abaalmarin doontaa qaar ka mida macaamiisheeda. Bil kasta waxa aad ku guulaysan kartaa 𝐪𝐚𝐥𝐚𝐛 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡! Keliya in aad shuruudaha buuxiso ayaa kaa xiga in aad ku guulaysato qalab casri ah!
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
1. Waa in aad Follow gareysaa Page ka
2. Waa in aad comment soo qortaa kaas oo ka bilaabmaya Saddexda xaraf ee u horreeya magacaaga
3. Waa in aad muuqaalka like gareysaa sidoo kalena Share gareysaa
Hadiyadda Bishu waa Laptop iyo Devices!
Nasiib wacan.

Shirkadda Soltelco iyo Kulanka Tabliiqa - 2026.‎‎Waxa ay Shirkaddu macaamiisha ku sugan goobta Kulanka u diyaarisay dham...
27/09/2026

Shirkadda Soltelco iyo Kulanka Tabliiqa - 2026.
‎
‎Waxa ay Shirkaddu macaamiisha ku sugan goobta Kulanka u diyaarisay dhammaanba adeegayda kala duwan ee shirkadda, iyada oo qiimo dhimis ballaadhan lagu sameeyay adeegyada shirkadda.
#2026

26/09/2026

Hambalyo guulaystaha Barnaamijka 𝐇𝐚𝐝𝐛𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝!
Waxaad macmiil ka mid noqon kartaa guulaystayaasha aanu bila kasta ku abaalmarinno 𝐇𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝𝐨 kala duwan! Tartanku waxa uu ka socdaa 𝐅𝐚𝐜𝐞𝐛𝐨𝐨𝐤 iyo 𝐓𝐢𝐤𝐓𝐨𝐤. Hadda sii 𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 garayso page ka , si aad uga qayb qaadato hadba hadiyad.

Address

Timo Cadde Road, 26 June District
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Friday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252670000000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soltelco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Soltelco:

Shortcuts

Share