SO Gasho

SO Gasho SO Gasho Company Ltd. is an ISP that reflects a fresh and innovative range of products and services

Ku soo dhowow Qaybta Macaamisha, shirkaada SO Gasho Company Ltd. We are committed to being a customer oriented and innovative provider of unique communication service across Somaliland and elsewhere i

10/07/2024

Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducaale oo Siyaasadda Geeska Ka Waramaya

SAADAALI OO KU GUULAYSO $100Shuruudaha Guulaystaha:1- Si sax ah u saadaali natiijada ciyaarta2- Like garee Page-ka SO Ga...
10/12/2022

SAADAALI OO KU GUULAYSO $100

Shuruudaha Guulaystaha:
1- Si sax ah u saadaali natiijada ciyaarta
2- Like garee Page-ka SO Gasho
3- Like garee Postiga
4- Share garee Postiga

Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qof-ka buuxiya shuruudaha kor ku xusan. Hadii hal qof in ka badan ay isku jawaab noqdaan, qofka ugu horeeya xaga wakhtiga ayaa guuleyste noqonaya. Saadaalintu waxay dhamaanaysaa marka ay ciyaartu si toos ah u bilaabmato 6:00PM habeenimo.



31/10/2022

OGAYSIIS, Fursad Shaqo oo ka banaan SO Gasho

05/05/2021

Xaflada Xidhitaanka abaal marinta tartamayaasha tartartanka quraanka ee (Xaaji Maxamed Aw Siciid), ee ay Maalgalisay Shirkadda SO Gasho.

05/05/2021

Garoonka Shire Staduim oo uu Si Habsamiya uga socdo Tartanka SO Gasho. Cup Oo Ay Kaqayb galayaan 12 kooxood oo Dhalinyarada Cuslaatay ah.

05/05/2021

Xafladda tartanka Quraanka Kariimka ee ay maalgelisay shirkadda SO Gasho. ee loogu magac daray (Xaaji Maxamed Aw Siciid).

29/01/2021

Shirkada isgaadhsiinta internetka ee SO! Sogasho oo qayabka ahayad carwada 9aad ee Burco ayaa Shahaado sharaf rugta ganacsigu gudoonsiisay.

Address

JIDKA WADNAHA
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SO Gasho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share