Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019

Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019 Kusoo dhawoow Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019 Lasoo deg Mobile Application-ka Zaad Sarif App
2. Guji App-ka Zaad Sarif
3. Dooro Install
4.

Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019, waxa uu macaamiishiisa iyo guud ahaan-ba bulshada ogaysiinayaa inuu soo kordhiyey Moble Application-kii ugu danbeeyey ee sarifka telesom ee dhawaan ay soo kordhisay shirkada telesom ee magaciisu yahay Zaad Sarif App. Zaad Sarif App oo aad ka helaysid, Sarifka Lacagaha iyo inaad la socoto qiimaha uu had-ba maraayo saacadaas sarifku iyo sidoo kale adeegyo

kale oo dhawra. Hadaba macmiil talaabooyinka raac si aad ugu shubatid App-kan moble-kaaga, adigoo isticmaalaaya Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019.
1. Kadib Guji Open
5. Dooro Allow
6. Dooro Simcard-ka Zaadka hadii mobile-kaaga ay ku jiraan laba Simcard
7. Ugu danbayna gali Numberka Sariflaha Cabdi Bedel oo ah 300019,
8. Kadib dooro adeega aad u baahan tahay, Sarifka lacagta oo kala ah Dolar To Shillin iyo Shilling To Dollar. Iyo sidoo kale adeegyada kala duwan ee App-kan oo kala ah Inaad ku shubatid Prepaid Numberkaaga ama number-kaleba. Iyo inaad wax kaga iibsatid Meherad iyo Inaad lacag toos ugaga dhex dirtid qof kale iyo sidoo kale inaad lacag dhigatid Accoun-kaaga gaarka ah. Hadaba Macmiil ku xidhnow mar-walba iyo meel kasta, sariflaha ugu sixirka iyo sumcada sareeya guud ahaan sariflayaasha ee Cabdi Bedel Money Exchange oo Numberkiisa sarifkuna yahay 300019, oo macaamiishiisa iyo guud ahaan bulshadaba ula diyaar ah adeeg hufan iyo daryeel iyo soo dhawayn diiran degdeg ah. Balanteenu waa Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019

Call: 0634429887

07/11/2025
Jimce wanaagsan dhamaan macaamiisha Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019
07/11/2025

Jimce wanaagsan dhamaan macaamiisha Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019

Ciid wanaagsan Dhamaan Umadda Muslimka ah.
10/06/2025

Ciid wanaagsan Dhamaan Umadda Muslimka ah.

Ku xidhnow markasta iyo meel-kasta oo ka sarifo Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019
13/04/2025

Ku xidhnow markasta iyo meel-kasta oo ka sarifo Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019

Ramadaan mubaarak, dhamaan Macaamiisha Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019  ilaahay bishaa barakaysan ee ramadan...
28/02/2025

Ramadaan mubaarak, dhamaan Macaamiisha Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019 ilaahay bishaa barakaysan ee ramadan khayr keeda hayna waafajiyo acmaasha wanagsana alle haynaga aqbalo kuwii loo danbi dhaafe naarta laga xoreeyana alle haynaga dhigo ehel ,asxaab iyo dhamaan umada muslimiinta ahba ,bisha bisheedana khayr iyo caafimaad qab alle haynagu gaadhsiiyo aamin

Sannad Wanaagsan – Happy New YearWaxa aannu halkan dhambaal hambalyo iyo duco ah u diraynaa dhammaan macaamiisha ku xidh...
01/01/2025

Sannad Wanaagsan – Happy New Year

Waxa aannu halkan dhambaal hambalyo iyo duco ah u diraynaa dhammaan macaamiisha ku xidhan Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019 curashada sannadka cusub ee Miilaadiga 2025 awgii.

Sidoo kale, waxaanu Alle ka baryaynaa in uu sannadka cusub ee 2025ka inooga dhigo mid inoo horseeda barwaaqo, nabad, horumar iyo badhaadhe, isla markaana uu innaga badbaadiyo wixii dhibaatooyin ah.

Aamiin……. Aamiin……. Aamiin……. Aamiin…...Aamiin……. Aamiin….

ku xidhnow markasta iyo meel-kasta oo ka sarifo Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019
05/12/2024

ku xidhnow markasta iyo meel-kasta oo ka sarifo Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019

15/06/2024

CIID MUBAARIG

Maamulka iyo hawlwadeenada shirkada Sarifka lacagaha ee Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019, waxay macaamiisha Shirkada iyo dhamaan ummadda Islaamka ku hambalyeynayaan Munaasibada Ciida.

Ciid Mubaarik, Kulu-Caam Wa-antum Bil Khayr, Ciid wanaagsan. Sanadka sanadkiisa bash iyo barwaaqo iyo caafimaad qab ayaan, ilaahay idiinka baryayaa, dhamaan ummadda Islaamka, ahaan ummada JSL.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634429887

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sariflaha Cabdi Bedel Money Exchange 300019 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share