29/05/2026
β¨ Jumca Mubarak β¨
Hansan Electric waxay idiin rajaynaysaa Jumco barakaysan oo ay ka buuxaan tahay nabad, kheyr iyo barako. π€π
Ha illoobin akhriska Suuratul Kahf maanta.
π 63 4425908 / 63 7266667
β‘ Hansan Electric β Iftiin Quruxbadan, Mustaqbal Iftiin Leh.