Moumin Technology Ltd.

Moumin Technology Ltd. The leading technology services and Innovations In East Africa Trust us, your technology based services and products

EID AL-AdahaDhamaan Macaamiisha Sharafta leh ee Shirkada Moumin Technology Ltd. , Eid Wanagsan Taqabalalaahu Minaa Wa Mi...
26/05/2026

EID AL-Adaha
Dhamaan Macaamiisha Sharafta leh ee Shirkada Moumin Technology Ltd. , Eid Wanagsan Taqabalalaahu Minaa Wa Minkum Saalixal Acmaal, Ku Ciida Faraxad iyo Caafimaad Meelkastoo aad joogtaan.

🎉 Hambalyo 18-ka May dhammaan shacabka  Somaliland.Waa Maalin sharaf, gobannimo iyo midnimo astaan u ah ee Alle ha inoo ...
18/05/2026

🎉 Hambalyo 18-ka May dhammaan shacabka Somaliland.Waa Maalin sharaf, gobannimo iyo midnimo astaan u ah ee Alle ha inoo barakeeyo dalkeenna, nabaddeenna iyo horumarkeenna.❤️🤍💚

Moumin Technology Ltd. Moumin Academy waxa ay bulshada reer somaliland ugu hambalyaynaysaa 18ka May 2026 waa sanad-guuradii 35-aad ee kasoo wareegtay markii Jamhuuriyadda Somaliland ay dib ula soo noqotay madax-bannaanideeda

Meherada  Asli Market ayaanu ka hirgalinay Adeega Kameradaha Amaanka ee CCTV Camera.Macmiil Waa markaagii ee mudnaanta s...
13/05/2026

Meherada Asli Market ayaanu ka hirgalinay Adeega Kameradaha Amaanka ee CCTV Camera.

Macmiil Waa markaagii ee mudnaanta sii Amnigaaga.
“Adeeg la hubo tayo la hubo”
Moumin Technology Ltd.
Contact us: Hargeisa: 0634633020
Jigjiga: 0906652202

Connect with Moumin Technology.
02/05/2026

Connect with Moumin Technology.

Hambalyo dhamaan howlwadeenada Moumin Technology Ltd. Moumin Academy Munaasabada maalinta shaqaalaha aduunka waxaan u ha...
01/05/2026

Hambalyo dhamaan howlwadeenada Moumin Technology Ltd. Moumin Academy

Munaasabada maalinta shaqaalaha aduunka
waxaan u hambalyeeyneynaa dhamaan howlwadeenada Technology Ltd Iyo Academy sida hufnaanta, hal-abuurka iyo hogaaminta leh eey u gutaan shaqadooda, ugu adeegaan macaamiisha, u hal-abuuran fikrado cusub, uguna qeyb qaataan gaarida yoolkeena.


11/04/2026
11/04/2026

Badqabka Ganacsigaagu Waa Masuuliyadayada.

Xarunta Shirkadda Towba Travel Agency LTD ayaanu ka hirgalinay Adeega CCTV Camera.

Fadlan nagala soo xidhiidh: Hargeisa: 63 4633020 || Jigjiga: 0906652202

Masjidka Jaamicu Nasrudin
04/04/2026

Masjidka Jaamicu Nasrudin

   #02Bisha Ramadan Waxaan aad u xoojinaa Ka qaybqaadashada Kameradaha Amaanka ee Goobaha cibaadada.  ayaanu ku rakibnay...
21/02/2026

#02
Bisha Ramadan Waxaan aad u xoojinaa Ka qaybqaadashada Kameradaha Amaanka ee Goobaha cibaadada.

ayaanu ku rakibnay .
Contact us: Hargeisa: 0634633020
Jigjiga: 0906652202

Waxaanu Maraakista Maryama Bintu Cimran Ee Xaafada New Hargeisa Waxaanu ka Hirgalinay 20 Cameradood oo Casri ah si loo s...
10/07/2025

Waxaanu Maraakista Maryama Bintu Cimran Ee
Xaafada New Hargeisa Waxaanu ka Hirgalinay
20 Cameradood oo Casri ah si loo sugo Amaanka iyo Badqabka Ardayda

Moumin Technology Ltd.
Waa shirkadda ugu fiican ee bixisa
adeega iyo Qalabka CCTV_Camera.

Contact us: Hargeisa 063-4633020 063-4547036

La Hubo, La Hubo.

Address

Down Town, Afdiinle Building 2nd Floor Near Oriental Hotel Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moumin Technology Ltd. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Moumin Technology Ltd.:

Share