10/08/2026
Alxamdulillaah
Maanta waxaan si rasmi ah u gaarnay 1,000 Subscribers YouTube-ka Macruuf Tech!
Aad iyo aad ayaan ugu mahadcelinayaa dhammaan dadka nagu taageeray, nagu subscribe-gareeyay, daawaday videos-ka, comment-ka reebay iyo kuwa nala wadaagay.
Waxaan Macruuf Tech ku bilownay safar dheer, taageeradiinnuna waxay na siisay dhiirrigelin aan ku sii wadno waxbarashada iyo horumarinta bulshada Soomaaliyeed.
Tiktok link
https://www.tiktok.com/
Mahadsanidiin dhammaantiin.