Gor-Gor Technology

Gor-Gor Technology GACMO FURAN IYO QIIME KU RAALI GELIYA

10/06/2025

Ha seegin fursadda! Galaxy M16 hadda gacanta ku dhig!”

🛒

21/05/2025

Best mouse 🖱️

Laptop HP EliteBook ah oo tayo sare leh – qiime jaban & adeeg bilaash ah!Ka faa’iidayso fursaddan! Waxaan kuu haynaa noo...
11/05/2025

Laptop HP EliteBook ah oo tayo sare leh – qiime jaban & adeeg bilaash ah!

Ka faa’iidayso fursaddan! Waxaan kuu haynaa noocyo kala duwan oo ah HP EliteBook kuwaas oo leh:
• Core i5 / i7
• 512 GB SSD
• 16 GB RAM
• Screen Touch
• Laptops refurbished tayo sare leh

Waxaad helaysaa adeegyo bilaash ah sida:
• Wireless Mouse
• Laptop Stand
• Headset

Gorgor Technology – Kalsooni, Tayo, iyo Qiime macquul ah!

La xiriir:
☎️ +252 906050337
Facebook | Instagram | WhatsApp

09/05/2025
06/04/2025

3 qodob iska fiiri markaad gadanayso Headphones

Farxadda Ciidda la wadaag GorgorTech!Ku dabaaldeg maalmaha barakaysan adigoo helaya qalabyo casri ah oo fududeeya nolosh...
29/03/2025

Farxadda Ciidda la wadaag GorgorTech!
Ku dabaaldeg maalmaha barakaysan adigoo helaya qalabyo casri ah oo fududeeya noloshaada.
Tiknoolojiyad tayo leh, adeeg hufan — kaliya

27/03/2025

product waa muhiin inaa ka haysata ugu yaarn 3 kamida hadaa laptop leedahay .tech

27/03/2025

Sidee baan shiidka ugaga baxay ?

27/03/2025

Mobile kasta screen protection kiisa waxay diyaar kugu tahay .teach

Ramadaan Kariim – Gorgor Tech Special!Codkaagu ha noqdo mid cad, macaan oo tayo leh – JMARY Microphones waa xalka saxda ...
26/03/2025

Ramadaan Kariim – Gorgor Tech Special!
Codkaagu ha noqdo mid cad, macaan oo tayo leh – JMARY Microphones waa xalka saxda ah ee loogu talagalay:
🎙️ Content Creators
🎙️ Live Streamers
🎙️ Online Teachers & Students
🎙️ Podcast & Voiceover Professionals

Laba nooc oo tayo sare leh:
1. MC-PW9 – leh iftiin RGB ah iyo cod cajiib ah
2. MC-PW10 – minimal design, professional performance

Ku xirmaya USB – Plug & Play!
Dalbo maanta ka hor inta aysan dhammaanin!
📞 +252 906050336
📍 Aaga Masjid Jaamac, Garoowe

Address

Aaga Masjidka Jaamaca
Garoowe
090

Telephone

+252906749549

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gor-Gor Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gor-Gor Technology:

Share