Hormar

Hormar Making companies a better place , one app at a time .

🚨 FURSAD SHAQO – WAA LA QORANAYAA!πŸ“Œ Booska: Contact CreatorπŸ“ Goobta: Galkacyo, PuntlandπŸ’» Xirfadaha Farsamo ee Loo Baahan...
21/08/2026

🚨 FURSAD SHAQO – WAA LA QORANAYAA!

πŸ“Œ Booska: Contact Creator
πŸ“ Goobta: Galkacyo, Puntland

πŸ’» Xirfadaha Farsamo ee Loo Baahan Yahay:

β€’ Content Creation & Copywriting
β€’ Maamulka Baraha Bulshada
β€’ Digital Marketing
β€’ Graphic Design
β€’ Video Editing
β€’ CRM & Maamulka Xiriirka Macaamiisha
β€’ Lead Generation & Prospecting
β€’ Sales & Business Development
β€’ Social Media Analytics & Reporting
β€’ Basic SEO & Online Promotion

πŸ“… Waqtiga Codsiga: Maanta ilaa 1-da bisha

πŸ“© CV-gaaga ku soo dir:
[email protected]

28/07/2026

πŸ₯ MA TAHAY MAAMULE?

Maamulaysaa:

πŸ₯ Hospital
🩺 Clinic
🦷 Dental Clinic
πŸ”¬ Diagnostic Center
πŸ’Š Pharmacy

Ma kugu adag tahay inaad si hufan u maamusho dhammaan adeegyada caafimaad ee xaruntaada? 😩

πŸš€ XALKA WAA HORMARCARE!

πŸ’» HormarCare waa nidaam casri ah oo kuu sahlaya inaad hal meel ka maamusho dhammaan hawlaha xaruntaada caafimaad.

🌐 Hal System. Dhammaan Adeegyada Caafimaadka.

✨ HormarCare – Maamulka Caafimaadka oo si fudud, casri ah, oo hufan.

πŸ“© Email: [email protected]
πŸ“± 907 790 540

⚽GUULEYSO $20 πŸ’Έ Argentina πŸ‡¦πŸ‡· vs Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ  Saadaali kooxda ku guuleysaneysa Koobka Aduunka.Shuruudaha Ka Qeybgalka:βœ… Like...
19/07/2026

⚽GUULEYSO $20 πŸ’Έ
Argentina πŸ‡¦πŸ‡· vs Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ
Saadaali kooxda ku guuleysaneysa Koobka Aduunka.

Shuruudaha Ka Qeybgalka:
βœ… Like saar post-kan.
βœ… Follow garee bogga Hormar
βœ… Comment ku qor kooxda aad u saadaalineyso inay badin doonto (Argentina ama Spain) iyo natiijada ciyaarta.
βœ… Share garee post-kan si saaxiibbadaa uga qeyb qaataan.

πŸ† Qofka si sax ah u saadaaliya natiijada ayaa ku guuleysan doona $20


Successfully Completed! 🌾Waxaa si guul leh u soo dhamaatey tababarkii nidaamka saris. Waxaan si weyn ugu mahadcelineynaa...
17/07/2026

Successfully Completed! 🌾

Waxaa si guul leh u soo dhamaatey tababarkii nidaamka saris. Waxaan si weyn ugu mahadcelineynaa dhammaan ka qaybgalayaashii dadaalkooda, ka go’naantooda, iyo wada shaqeyntooda intii uu tababarku socday.

Nidaamkan wuxuu noqon doona mid Dowlada Somalia ku xakameyso dhaman cidkaste oo ka shaqeys beeraha .

🌎 Hormar.so
πŸ“§ [email protected]

14/07/2026

🌾 SARIS Training 2026 - Waxaa Bilaabmay!

Maanta waxaa noo bilowday training-ka 3-maalin ah ee nidaamka Integrated Seed Certification and Traceability System oo SARIS HQ-ga Mogadishu lagu qabanaayo.

Hormar Technology Solutions iyo PANEOTECH waxay qayb weyn ka qaateyn dhisida nidaamkan muhiim ah oo Somali Agricultural Regulatory and Inspection Service (SARIS) ay isticmaali doonto.

FAO (Food and Agriculture Organization) waxay si fiican uga qayb qaatey in system-kan noqdo mid guuleysta.

Hormar markaste waxay u taagan tahay in technology lagu xaliyo caqabada Somalia

🌎www.hormar.so
πŸ“§ [email protected]

🌾 SARIS Training 2026 - Waxaa Bilaabmay!Maanta waxaa noo bilowday training-ka 3-maalin ah ee nidaamka Integrated Seed Ce...
14/07/2026

🌾 SARIS Training 2026 - Waxaa Bilaabmay!

Maanta waxaa noo bilowday training-ka 3-maalin ah ee nidaamka Integrated Seed Certification and Traceability System oo SARIS HQ-ga Mogadishu lagu qabanaayo.

Hormar Technology Solutions iyo PANEOTECH waxay qayb weyn ka qaateyn dhisida nidaamkan muhiim ah oo Somali Agricultural Regulatory and Inspection Service (SARIS) ay isticmaali doonto.

FAO (Food and Agriculture Organization) waxay si fiican uga qayb qaatey in system-kan noqdo mid guuleysta.

Hormar markaste waxay u taagan tahay in technology lagu xaliyo caqabada Somalia

🌎www.hormar.so
πŸ“§ [email protected]

🀝 Iskaashi Cusub oo u Dhexeeya Hormar Technology Solutions & Galdogob General HospitalWaxaan si rasmi ah ugu faraxsanaha...
30/06/2026

🀝 Iskaashi Cusub oo u Dhexeeya Hormar Technology Solutions & Galdogob General Hospital

Waxaan si rasmi ah ugu faraxsanahay inaan shaacinno heshiis iskaashi oo dhex maray Hormar Technology Solutions iyo Goldogob general hospital kaas oo diiradda saaraya casriyeynta adeegyada isbitaalka iyadoo la adeegsanayo teknoolojiyadda casriga ah.

Waxaan uga mahadcelineynaa maamulka Galdogob General Hospital kalsoonida ay na siiyeen, waxaana rajeyneynaa iskaashi miro-dhal ah oo bulshada u horseeda adeegyo caafimaad oo casri ah.

Hormar Technology Solutions
Empowering Digital Transformation.

Dooro nidaam kaa dhigaya mid h**e u socda.Nagala soo xiriir: Info@hormar.soHormar.so
18/06/2026

Dooro nidaam kaa dhigaya mid h**e u socda.

Nagala soo xiriir:

[email protected]
Hormar.so


Hormar  Technology Solution – Horumar Joogto ah oo ku wajahan Hal-abuurka Dijitaalka ahMaanta waxaan si guul leh u bilow...
17/06/2026

Hormar Technology Solution – Horumar Joogto ah oo ku wajahan Hal-abuurka Dijitaalka ah

Maanta waxaan si guul leh u bilownay hirgelinta updates-kii ugu dambeeyay ee dhammaan nidaamyada ay bixiso Hormar Technology Solution, kuwaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo, amniga xogta Laguna fududeeyo shaqada maalinlaha ah .

Maxaa ku cusub updates-kan?

πŸ” Amniga (Security): Waxaa si weyn loo xoojiyay heerarka amniga ee dhammaan nidaamyada si loo ilaaliyo xogta macaamiisha loona kordhiyo isku halaynta.

πŸ€– AI Support: Dhammaan nidaamyada waxaa lagu soo kordhiyay adeegyo ku shaqeeya Artificial Intelligence (AI), kuwaas oo fududeynaya shaqooyinka maalinlaha ah, isla markaana sare u qaadaya hufnaanta iyo go'aan qaadashada.

Hirgelinta wajiga koowaad waxaa si guul leh looga dhammeystiray:

πŸ“KFG Puntland
πŸ“ GMC Hospital - Galkacyo Medical Center

Waxaan uga mahadcelineynaa macaamiisheena kalsoonida ay nagu qabaan. Hormar Technology Solution waxay sii wadi doontaa inay horumariso xalal tiknoolajiyadeed oo casri ah, ammaan ah, isla markaana ka jawaabaya baahiyaha shirkadaha Soomaaliyeed.

Www.hormar.so
[email protected]

Merriem Awil
Product Manager
Hormar Technology Solution

πŸš€ We are excited to announce a strategic partnership between Hormar Technology Solutions and Paneo Tech.Together, we are...
30/05/2026

πŸš€ We are excited to announce a strategic partnership between Hormar Technology Solutions and Paneo Tech.

Together, we are advancing Technology Solutions and Agricultural Systems to create smarter and more sustainable solutions for the future.

Address

Road Xero Inji
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hormar:

Shortcuts

Share