Amoud Academy

Amoud Academy Amoud Academy “kusoo dhowaada Hoyga Tababarada, Tacliinta iyo Aqoonyahanada Mustaqbalka.”

𝐀𝐦𝐨𝐮𝐝 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 wuxuu qababanayaa Tabbabar ku saabsan Barashada xirfada (Cryptocurrency).Tabbabarkani wuxuu ku baxaaya qaa...
03/04/2025

𝐀𝐦𝐨𝐮𝐝 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 wuxuu qababanayaa Tabbabar ku saabsan Barashada xirfada (Cryptocurrency).

Tabbabarkani wuxuu ku baxaaya qaab 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 ah, wuxuuna baxayaa mudo 3 week ah haddii Alle Idmo.

Siminaarku waxa uu yeelan doona 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲 𝗮𝗻𝗱 𝗥𝗲𝗴𝗶𝘀𝘁𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗙𝗲𝗲 𝟳$ 𝗮𝗵. Tiron kooban ayaa la Qaadan Doona.

09.April.2025 ayuu bilaabmi doona insha allah

Si aad uga qayb gasho tababarkaan,
Linkgan iska diwaan gali

https://forms.gle/nd2kaaaxcDUp55ua8

kuna soo biir WhatsApp Group kan.
https://chat.whatsapp.com/B8jDKQPfWUXGYhEoVVK2cP

We recently conducted a free webinar on job opportunities in cryptocurrency, with 80+ participants eager to explore care...
28/03/2025

We recently conducted a free webinar on job opportunities in cryptocurrency, with 80+ participants eager to explore careers in blockchain, DeFi, and trading. The engagement and curiosity from attendees were truly inspiring!

The crypto industry is creating new pathways for employment and entrepreneurship, and we’re proud to be part of this educational journey.

A huge thank you to all who joined! Let’s continue learning, innovating, and building a brighter future together.

🎯☠  𝗫𝗜𝗥𝗙𝗔𝗗 𝗬𝗘𝗘𝗟𝗢 𝗔𝗔𝗗 𝗫𝗢𝗥𝗢𝗪𝗗𝗜𝗗𝗘?𝐀𝐦𝐨𝐮𝐝 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 wuxuu qababanayaa Siminaar ku saabsan 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼 𝐞𝐞 𝐒𝐮𝐮𝐪𝐚 𝐂𝐫𝐲𝐩𝐭𝐨𝐜𝐮𝐫𝐫𝐞𝐧...
11/03/2025

🎯☠ 𝗫𝗜𝗥𝗙𝗔𝗗 𝗬𝗘𝗘𝗟𝗢 𝗔𝗔𝗗 𝗫𝗢𝗥𝗢𝗪𝗗𝗜𝗗𝗘?

𝐀𝐦𝐨𝐮𝐝 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 wuxuu qababanayaa Siminaar ku saabsan 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼 𝐞𝐞 𝐒𝐮𝐮𝐪𝐚 𝐂𝐫𝐲𝐩𝐭𝐨𝐜𝐮𝐫𝐫𝐞𝐧𝐜𝐲 (Cryptocurrency job opportunities)

Siminaarku waa lacag la’aan, wuxuu ku baxaaya qaab 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 ah, habeenka Jimcaha (𝟏𝟒/𝟑/𝟐𝟎𝟐𝟒 ) haddii Alle Idmo.

Waqtiga seminaar-ku waa 𝟵:𝟭𝟱 𝐏𝐦 insha'Allah.

Si aad uga qayb gasho tababarkaan,kusoo biir 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 kan.
https://chat.whatsapp.com/B8jDKQPfWUXGYhEoVVK2cP

🌙 Eid al-Adha Mubarak! 🌙As we celebrate this blessed occasion, let's take a moment to reflect on the values of sacrifice...
15/06/2024

🌙 Eid al-Adha Mubarak! 🌙

As we celebrate this blessed occasion, let's take a moment to reflect on the values of sacrifice, gratitude, and compassion that define Eid al-Adha. Whether you're spending the day with family, sharing a meal with friends, or giving back to your community, may this Eid bring you joy, peace, and prosperity.

Wishing all Our Facebook connections a wonderful and meaningful Eid al-Adha. May your sacrifices allah be accepted and your prayers answered.

🌙✨ Eid Mubaarik from all of us at Amoud Academy! May this joyous occasion Allah bring peace, happiness, and prosperity t...
12/04/2024

🌙✨ Eid Mubaarik from all of us at Amoud Academy! May this joyous occasion Allah bring peace, happiness, and prosperity to you and your loved ones. Wishing you a blessed Eid filled with love and blessings!

Reminder
25/03/2024

Reminder

𝗫𝗜𝗥𝗙𝗔𝗗 𝗬𝗘𝗘𝗟𝗢 𝗔𝗔𝗗 𝗫𝗢𝗥𝗢𝗪𝗗𝗜𝗗𝗘?𝐀𝐦𝐨𝐮𝐝 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 wuxuu qababanayaa Siminaar ku saabsan Barashada xirfada xog-ururinta casriga ah...
22/03/2024

𝗫𝗜𝗥𝗙𝗔𝗗 𝗬𝗘𝗘𝗟𝗢 𝗔𝗔𝗗 𝗫𝗢𝗥𝗢𝗪𝗗𝗜𝗗𝗘?

𝐀𝐦𝐨𝐮𝐝 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 wuxuu qababanayaa Siminaar ku saabsan Barashada xirfada xog-ururinta casriga ah(𝘿𝙞𝙜𝙞𝙩𝙖𝙡 𝘿𝙖𝙩𝙖 𝘾𝙤𝙡𝙡𝙚𝙘𝙩𝙞𝙤𝙣).

Siminaarku wuxuu ku baxaaya qaab 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 ah, wuxuuna baxayaa habeenka Isniinta (𝟮5 /𝟑/𝟐𝟎𝟐𝟒✍) mudo 𝟓 𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧 haddii Alle Idmo.

Siminaarku waxa uu yeelan doona 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲 𝗮𝗻𝗱 𝗥𝗲𝗴𝗶𝘀𝘁𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗙𝗲𝗲 𝟳$ 𝗮𝗵. Tiron kooban ayaa la Qaadan Doona.

Waqtiga seminaar-ku waa 𝟵:𝟭𝟱 𝐏𝐦 insha'Allah. Si aad uga qayb gasho tababarkaan,kusoo biir WhatsApp Group kan.
https://chat.whatsapp.com/C7iSV9V0Bz38WSPAEewZNn

Xalay Oo taarikhdu bishu ahayd 21 march 2024.Waxa si Qurux badan inoogu Qabsoomay tabbabarkii Fursadaha shaqo ee xog uru...
22/03/2024

Xalay Oo taarikhdu bishu ahayd 21 march 2024.
Waxa si Qurux badan inoogu Qabsoomay tabbabarkii Fursadaha shaqo ee xog ururinta castiga ah(Digital Data Collection)
Waxa nasiib u yeeshay Arday tiradoodu tahay.
Group A 102 students
Group B 100 Students.

Mahadsanidin.

21/03/2024

How to use Google meet in order to join online webinars.

This video is your Guide that help you get concept about Google meet.

𝗦𝗜𝗗𝗘𝗘 𝗔𝗬𝗔𝗔𝗗 𝗞𝗨𝗟𝗔  𝗦𝗛𝗔𝗤𝗔𝗬𝗡 𝗞𝗔𝗥𝗧𝗔 𝗛𝗔𝗬𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔?  𝐀𝐦𝐨𝐮𝐝 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 wuxuu qababanayaa Siminaar ku saabsan 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼 ee xog ur...
18/03/2024

𝗦𝗜𝗗𝗘𝗘 𝗔𝗬𝗔𝗔𝗗 𝗞𝗨𝗟𝗔 𝗦𝗛𝗔𝗤𝗔𝗬𝗡 𝗞𝗔𝗥𝗧𝗔 𝗛𝗔𝗬𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔?

𝐀𝐦𝐨𝐮𝐝 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 wuxuu qababanayaa Siminaar ku saabsan 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼 ee xog ururinta casriga ah (𝘿𝙞𝙜𝙞𝙩𝙖𝙡 𝘿𝙖𝙩𝙖 𝘾𝙤𝙡𝙡𝙚𝙘𝙩𝙞𝙤𝙣).

Siminaarku wuxuu ku baxaaya qaab 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 ah, wuxuna baxayaa habeenka Khamiista (𝟮𝟭 /𝟑/𝟐𝟎𝟐𝟒✍) haddii Alle Idmo.

Waqtiga seminaar-ku waa 𝟵:𝟭𝟱 𝐏𝐦 insha'Allah.

Si aad uga qayb gasho tababarkaan,kusoo biir WhatsApp Group kan. https://chat.whatsapp.com/EmsZJeI8cpW37kDqwa3spR

Ramadan Mubarak Fadlan Ardaykasta ha hubiyo portal kiisa sida Gmail ama wattsapp. Waxaan kula soo wadaagnay shahaadadiis...
14/03/2024

Ramadan Mubarak
Fadlan Ardaykasta ha hubiyo portal kiisa sida Gmail ama wattsapp.
Waxaan kula soo wadaagnay shahaadadiisi.

Address

Burao
Burco
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amoud Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amoud Academy:

Share