Buux Academy

Buux Academy Welcome

Hal-Ku-Dhegyo Xikmadaysan Oo Laga Reebay Hal-Abuurro Caalami Ah– Inta aad muujisato wax badan oo kale ha kaaga hooseeyaa...
23/08/2022

Hal-Ku-Dhegyo Xikmadaysan Oo Laga Reebay Hal-Abuurro Caalami Ah

– Inta aad muujisato wax badan oo kale ha kaaga hooseeyaan, inta aad og tahay in ka yarna sheeg. (Shakespeare)

– Geesinimadu ma’aha in aad aargoosato, balse waa inta aad dulqaad iyo Samir leedahay. (Shakespeare)

– Si aynu dadka ugu qancinno sida aynu u fikirayno, marka h**e waa in aynu fahamno sida ay iyagu u fikirayaan. Haddii aad doonayso in aad adigu wax hoggaamisana waxaa lama huraan ah in aad ogolaato in adiga lagu hoggaamiyo. (William Hazlitt)

– Qof aan fikirini waa dameeri-dhaan-raacday… qof in uu fikiraba aan awoodi karinina waa doqon, laakiin qofka aan kuba dhiirranayn in uu fikiro, kaasi waa addoon. (Sir William Drummond)

– Waa ay adag tahay in ruux jaahil ah aad dood kaga adkaataa. (Willaim McDo)

– Hiddaha iyo dhaqanku waa hanuun iyo gadhwadeen ee yey noqon xabsi (William Somerset Mugeam)

– Ujeedada cilmigu ma’aha in xaqiiqada la ogaado, balse waa in qiyamka wanaagsan la barto (Dean William Laing)

– Adduunyada waxa ugu weyn ee ku dhaqani waa aadamaha, aadamaha waxa ugu weyn ee ku jiraana waa caqliga (Sir William Hamilton).

Diyaariye: Kamaal Marjaan

Dadku waa labadan mid uun midkood.Qofka ka dhasha qoyska qaniga ah waxaan ku tusaalaynaynaa qofka dabaqa ka koraya wiish...
23/08/2022

Dadku waa labadan mid uun midkood.

Qofka ka dhasha qoyska qaniga ah waxaan ku

tusaalaynaynaa qofka dabaqa ka koraya wiishka.

Halka qofka ka dhasha qoys sabool ah aan ku

tusaalaynaynaa qofka dabaqa ka koraya jaran jarada.

Hadii aad dabaqa ka kortid wiishka ama jaran jarada

waad tagaysaa biyaanada aad rabtid.

Tusaalahaan wuxuu sheegayaa in aysan guushaadu

kaliya ku xerneen inaad ka dhalato qoys qani ah

balse dhankasta guul ka gaari karto ama ka dhalo

qoys sabool ah ama qoys qani ah.

Rabitaankada oo noqda mid xoogan, dadaalkada oo

noqdo dadaal dheeri ah, qaladadka oo aad ka barataa

cashiro, waxay kuu horsaydayaan guulo la taaban

22/08/2022
22/08/2022

Mshaa allha

22/08/2022

Msha allha

Amazing
22/08/2022

Amazing

22/08/2022

Technology

Welcome
22/08/2022

Welcome

Address

Kuwayd
Buramo Boorama

Telephone

+252634086439

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buux Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Buux Academy:

Share