Somtel Puntland

Somtel Puntland Somtel is a telecommunication company established in 2015 in Puntland.
(1)

It has the widest coverage among telecom providers, with its network extending from Somaliland to Puntland and across Somalia.

๐Ÿ˜‚ Saaxiibkaa: โ€œData ma haysaa?โ€Adiga: โ€œWeli waxaan ku jiraa Xirmada Jimcaha Somtel!โ€ ๐Ÿ“ฑ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ•Œ Xirmada Jimcaha๐Ÿ’ฐ $2 keliya ku D...
04/06/2026

๐Ÿ˜‚ Saaxiibkaa: โ€œData ma haysaa?โ€
Adiga: โ€œWeli waxaan ku jiraa Xirmada Jimcaha Somtel!โ€ ๐Ÿ“ฑ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ•Œ Xirmada Jimcaha
๐Ÿ’ฐ $2 keliya ku Damaashaad 7 maalmood Internet & Kuhadal aan xad lahayn! ๐Ÿš€

๐Ÿ“ž๐Ÿ’› Kaliya $0.5 ku hel 48 saacadood oo Internetโ€” Kagashubo *102 # hadda oo hel Internet aan xad lahayn
02/06/2026

๐Ÿ“ž๐Ÿ’› Kaliya $0.5 ku hel 48 saacadood oo Internetโ€” Kagashubo *102 # hadda oo hel Internet aan xad lahayn

๐ŸŽ‰ Hambalyo Guuleystaha! ๐ŸŽ‰Waxaan si farxad leh ugu hambalyeynaynaa qofkii si sax ah u saadaaliyay kulankii xiisaha badnaa...
01/06/2026

๐ŸŽ‰ Hambalyo Guuleystaha! ๐ŸŽ‰

Waxaan si farxad leh ugu hambalyeynaynaa qofkii si sax ah u saadaaliyay kulankii xiisaha badnaa ee Arsenal vs PSG!

๐Ÿ’ฐ Abaalmarinta $100 ayaa si rasmi ah loogu guddoonsiiyay guuleystaha nasiibka leh ee saadaashiisu saxda noqotay.

๐Ÿ“ฑ Mahadsanidiin dhammaan macaamiishii ka qayb qaatay tartanka saadaasha ee Somtel. Fursado badan oo abaalmarino waaweyn leh ayaa weli idin soosocda!

๐Ÿš€ La soco adeegyada Somtel, ka qaybgal tartamada, kuna guulayso hadiyado qiimo leh.

Somtel โ€“ Shabakadda Dadka! ๐Ÿ’™๐Ÿ’›

SAADAALI OO KU GUULEYSO $100! โšฝ๐Ÿ”ฅKulanka weyn: Arsenal vs PSGAdigu yaad u saadaalinaysaa guusha?Si aad uga qayb gasho:1. ...
30/05/2026

SAADAALI OO KU GUULEYSO $100! โšฝ๐Ÿ”ฅ

Kulanka weyn: Arsenal vs PSG
Adigu yaad u saadaalinaysaa guusha?

Si aad uga qayb gasho:

1. Like saar post-kan
2. Follow garee page-ka Somtel
3. Share garee postiga
4. . Comment ku qor saadaashaada saxda ah
Tusaale: Arsenal 2-1 PSG ama PSG 1-0 Arsenal
5. Saadaasha waa in la soo dhigo ka hor inta aanay ciyaartu bilaaban

Qofkii si sax ah u saadaaliya natiijada, isla markaana buuxiya shuruudaha, waxa uu fursad u helayaa inuu ku guulaysto $100. Haddii dhawr qof saxaan waxaa guulaysana qofka ugu horreeya xaga wakhtiga.

Saadaali oo guulayso!

๐Ÿ“š๐ŸŽ“ Hambalyo Ardayda Puntland! ๐ŸŽ“๐Ÿ“šShirkadda Somtel waxay hambalyo iyo duco u diraysaa dhammaan ardayda u fariisatay imtixa...
30/05/2026

๐Ÿ“š๐ŸŽ“ Hambalyo Ardayda Puntland! ๐ŸŽ“๐Ÿ“š

Shirkadda Somtel waxay hambalyo iyo duco u diraysaa dhammaan ardayda u fariisatay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 12aad iyo 8aad.

๐ŸŒŸ 25,221 Arday
๐Ÿคฒ Alle ha u fududeeyo Imtixaanla

Waxaa si habsami leh u socda Hadiyadaha Macmiilka & Ololaha Jiilka 5aad! ๐ŸŽ Ha seegin adigana soo qaado hadiyaddaada  ๐Ÿ† I...
30/05/2026

Waxaa si habsami leh u socda Hadiyadaha Macmiilka & Ololaha Jiilka 5aad! ๐ŸŽ Ha seegin adigana soo qaado hadiyaddaada ๐Ÿ† In ka badan 60Kun oo hadiyadood ayaa la bixinayaa!

๐Ÿ“ฒ Ka qaybgal maanta oo guulayso ๐Ÿš€
โœจ โ€œShirkad og Macmiilkeedaโ€

๐Ÿ”ฅ๐Ÿ“ถ $5 ku hel 40GB + Free Voice โ€”Eid Offer Iyo Internet xawaare sare leh Somtel 5G.
29/05/2026

๐Ÿ”ฅ๐Ÿ“ถ $5 ku hel 40GB + Free Voice โ€”Eid Offer Iyo Internet xawaare sare leh Somtel 5G.

Ka faaโ€™iidayso EID OFFER-ka Somtel โ€” Kushubo kaliya $2 oo hel 7 maalmood oo Internet ah + Free Voice ๐ŸŽ๐Ÿ”ฅ
29/05/2026

Ka faaโ€™iidayso EID OFFER-ka Somtel โ€” Kushubo kaliya $2 oo hel 7 maalmood oo Internet ah + Free Voice ๐ŸŽ๐Ÿ”ฅ

๐ŸŽ‰ Bosaso iyo Jiilka 5aad!Abaal marinta Macmiilka iyo Hadiyadaha Ololaha Jiilka 5aad ayaa si habsami leh u socda. ๐ŸŽ Ha se...
28/05/2026

๐ŸŽ‰ Bosaso iyo Jiilka 5aad!
Abaal marinta Macmiilka iyo Hadiyadaha Ololaha Jiilka 5aad ayaa si habsami leh u socda. ๐ŸŽ Ha seegin adigana soo qaado hadiyaddaada !.

โœจ โ€œShirkad og Macmiilkeedaโ€

28/05/2026

Bosaso: ๐ŸŽ‰Macaamiisha ayaa guddoomay hadiyadahoodii ay ku guulaysteen!
๐Ÿ“ฒ Tag goobaha hadiyadaha, kagana shubo *102 # oo fursaddaada qaado ๐Ÿš€

Address

Somtel Telecom, 75JJ+W55
Bosaso
25266

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somtel Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somtel Puntland:

Share