05/03/2019
Redmi 6A ($125 )
Ma u baahantahay mobile aad ufiicantahay tayadiisu, qiimihiisuna uu jaban yahay ama raqiis yahay.
Wakhtigan waxaanu soo bandhigaynaa mobelka lagu magacaabo 6A .
Hadaba mobelka Redmi 6A waa mid soo jiidasho leh Samays ahaan qiimo ahaana waa mid raqiis ah Sidoo kale ku fiican
batteryga oo ku haynaya 2-3maalmood
camaradiisa danbena ay tahay 13megapixels
camerada horena ay tahy 5megapixels
waana Android 8.1 oreo
Screen size kiisu waa 5.45
3000mah battery
4G dual-SIM
2GB oo xaga RAM ah
maskaxdiisa ama storagekiisuna waa 16GB
Sidoo kale waxaad gelin kartaa memory card ah 256gb
Wuxu leeyahay Face unlock
Sidoo kale kuugu shaqaynaya WI-FI, GSP, Bloetouth, USB OTG, Miscro-SUB, FM radio ..... Waxaad Nagala Xiriire Kartaa Numberadan : 0907829539 - 0906844546- 0666790035