HoYo Market

HoYo Market Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HoYo Market, Electronics Store, Bosaso.

HOOYO MARKET .waxaad ka heleysaa dhamaan noocyada kala duwa ee ELECTRONICS 🖥📱💻

HADDA SOO DALBO 🛵📦

Fadlan La xiriir Whatsp .NO
https://wa.me/907113212
--
https://wa.me/906525777
Ama Wac
Bosaso - 4317170 - Lasanod 63 4951696

07/10/2026

sharaab shiidyaal[Blender]

27/09/2026

Feeroyin Kala Duwan iyo Nocyo casri Ah
Hada dalbo

20/09/2026

**HP Elite Dragonfly x360 — Ku hel wax ka yar $350!**
✅ Core i5 8th Gen
✅ 16GB RAM
✅ 512GB SSD
✅ Shaashad 13.3″ ah
✅ Laptop iyo Tablet hal qalab
Qurux, xawaare iyo awood meel kasta kula shaqee.
📞 **0907113212 | 4317172**
See less

💻 **HP Elite Dragonfly x360 — Ku hel wax ka yar $350!**✅ Core i5 8th Gen✅ 16GB RAM✅ 512GB SSD✅ Shaashad 13.3″ ah✅ Laptop...
19/09/2026

💻 **HP Elite Dragonfly x360 — Ku hel wax ka yar $350!**
✅ Core i5 8th Gen
✅ 16GB RAM
✅ 512GB SSD
✅ Shaashad 13.3″ ah
✅ Laptop iyo Tablet hal qalab
Qurux, xawaare iyo awood meel kasta kula shaqee.
📞 **0907113212 | 4317172**

16/09/2026

1. Mashiinka Baradhada lagu Jaro

Manual Potato Cutter

* Baradhada si fudud oo dhaqso ah ayuu u jarayaa.
* Wuxuu leeyahay 4 nooc oo jaris ah.
* Gacan lagu shaqeeyo, koronto uma baahna.
* Lugaha suction-ka ah waxay ka dhigayaan mid si adag meesha ugu dheggan.
* Ku habboon guryaha, maqaayadaha iyo ganacsiyada cuntada.

🧹 2. Vacuum Cleaner

Nadiifiye Awood Badan

* Ku habboon nadiifinta guriga, xafiiska iyo goobaha ganacsiga.
* Si fudud ayuu u nuugayaa boodhka iyo wasakhda.
* Naqshad adag oo sahlan in la isticmaalo.
* Waxay kaa caawinaysaa inaad si degdeg ah u hesho meel nadiif ah.

🍊 3. Manual Citrus Juicer

Mashiinka Liinta lagu Tuujiyo

* Liin iyo citrus kale si fudud ayuu u tuujinayaa.
* Gacan lagu shaqeeyo, koronto uma baahna.
* Waxay kuu sahlaysaa inaad hesho casiir badan adigoo dadaal yar sameynaya.

10/09/2026

.Solar System

💻 **Saddex Laptop HP ah oo Awood iyo Xawaare leh!**✅ HP EliteBook 830 G7 Touch – Core i5, 16GB RAM, 512GB SSD✅ HP EliteB...
07/09/2026

💻 **Saddex Laptop HP ah oo Awood iyo Xawaare leh!**

✅ HP EliteBook 830 G7 Touch – Core i5, 16GB RAM, 512GB SSD
✅ HP EliteBook x360 830 G7 – Core i7, 16GB RAM, 512GB SSD
✅ HP EliteBook 845 G8 – Ryzen 5 Pro, 16GB RAM, 512GB SSD

📲 Qiimaha iyo dalabka nagala soo xiriir WhatsApp.

**HoYo Markets — Laptop tayo leh oo diyaar ah!**
http://hoyomarkets.com/r/nOF - http://hoyomarkets.com/r/v1F
Ama Wac
Bosaso - 4317171 - Lasanod 63 4951696

05/09/2026

.Sameecad Yar YarSameecad Waa Wayn

03/09/2026

.IMOU BULLET =Out Door CameraEZVIZE =In Door Camera

01/09/2026

Marwaxadihi oo Qiime Dhimis KU jira

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HoYo Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HoYo Market:

Shortcuts

Share