Golis Telecom

Golis Telecom The largest telecommunications operator in the Puntland state of northeastern Somalia

Golis Telecom is the largest telecommunications operator in the Puntland state of northeastern Somalia. It was founded in 2002 with the objective of supplying the country with GSM mobile services, fixed line, and internet services

Macmiil, xirmada XURMO waxaad ka heli kartaa xirmooyin adiga kuu gaar ah, isla markaana ku habboon jeebkaaga.
28/09/2026

Macmiil, xirmada XURMO waxaad ka heli kartaa xirmooyin adiga kuu gaar ah, isla markaana ku habboon jeebkaaga.

Shirkadda Golis Telecom oo ka qaybgashay shirwaynaha Sangfor Cloud Summit 2026 ee Shenzhen, China, Shirkaas oo lagaga ha...
26/09/2026

Shirkadda Golis Telecom oo ka qaybgashay shirwaynaha Sangfor Cloud Summit 2026 ee Shenzhen, China, Shirkaas oo lagaga hadlaayey guulaha laga gaaray casriyeynta Tignoolijiyada caalamka ayaa waxaa ka qayb qaybgalay shirkaddaha tignooliyadaha ku howlan oo ka kala yimi dalalka caalamka.

Shirkada Golis waxay shirkaas lagu gudoonsiiyey abaalmarin qaali ah oo la yiraahdo Africa Diamond Customer Award kadib markii qiimayn lagu samayeey heerka tignoolijiyada ee shirkaddu gaartay.
Shirka waxaa ka qayb galay oo gudoomay bilada Madaxa Tignoolajiyada (Chief Technology Officer)

Adeegga GAARHAYE kaga ilaasho mobile-kaaga tuugada kaa furanaysa & kuwa kaa jeebsiibaya ba.
26/09/2026

Adeegga GAARHAYE kaga ilaasho mobile-kaaga tuugada kaa furanaysa & kuwa kaa jeebsiibaya ba.

Naftaada Ku xurmee xirmada Xurmo.
23/09/2026

Naftaada Ku xurmee xirmada Xurmo.

WAAFI, waxaa si fudud ugala socon kartaa dhammaan dhaqdhaqaaqyadaada maaliyadeed
22/09/2026

WAAFI, waxaa si fudud ugala socon kartaa dhammaan dhaqdhaqaaqyadaada maaliyadeed

Saadaali kulanka weyn ee galabta ay is wajihi doonaan labada naadi ee Real Madrid vs Atlético Madrid.Ka daawo ciyaarta A...
20/09/2026

Saadaali kulanka weyn ee galabta ay is wajihi doonaan labada naadi ee Real Madrid vs Atlético Madrid.

Ka daawo ciyaarta App-ka SAME TV

Hal fiilo ayaa ku heli kartaa adeeg internet & SAME TV lacag la’aan ah, si aad u seegin akhbaarta adduunka oo dhan. SAME...
19/09/2026

Hal fiilo ayaa ku heli kartaa adeeg internet & SAME TV lacag la’aan ah, si aad u seegin akhbaarta adduunka oo dhan. SAME TV ka daawo ciyaaraha Caalamka.

Waxaan Jimce Wanaagsan idinka soo leenahay Magaaladii Badhan, oo roobku u da’ay jawigeeduna yahay heer sare.Macmiil ka f...
17/09/2026

Waxaan Jimce Wanaagsan idinka soo leenahay Magaaladii Badhan, oo roobku u da’ay jawigeeduna yahay heer sare.

Macmiil ka faa’iidayso Xirmada Jimcaha si aad u hesho Internet Unlimited ah muddo 24 saac ah.

Wicitaannada badan ee asxaabtaada kaga naso adeegga Wargelin. Si fudud ula wadaag xaaladda aad ku sugan tahay marka ay k...
15/09/2026

Wicitaannada badan ee asxaabtaada kaga naso adeegga Wargelin. Si fudud ula wadaag xaaladda aad ku sugan tahay marka ay kusoo wacayaan.

Meel kasta oo aad dunida ka joogto, WAAFI MasterCard waxaad kaga dukaamaysan kartaa suuqyada caalamka si fudud oo ammaan...
14/09/2026

Meel kasta oo aad dunida ka joogto, WAAFI MasterCard waxaad kaga dukaamaysan kartaa suuqyada caalamka si fudud oo ammaan ah.

Address

Golis Tower Bosaso
Bosaso
0252

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252905233333

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golis Telecom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Golis Telecom:

Shortcuts

Share