03/10/2023
Asc dhamaan beelweynta gjl
Qofka bini aadamkaa marna kaliya ayuu dhashaa markaliyana waa dhintaa qof laba mar dhinto ma jiro
Qofka in la dilo oo tiirka la geeyo waa gar in la deeyo oo xoriyadiisa la siiyoana waa gar
Lakin in aan nooleen aanan dhiman macquul ma'ahan
Hadaad dhimaneyso xataa dhareerka waa la'iska duwaa
Xawaadla hadee xal aan dil eheen diideen waa ogolnahay lakin waxay noqonaysaa xeer u yaalo xawaadle iyo gaaljecel oo aan laga noqon doonin
Dowlada waxaan ka codsanayaa in ay maxkamada ugu yeeraan nabadoonada xawaadle iyo kuwa gaaljecel ka dibna la dhageysto waxay rabaan oo ay dil iyo daysmo
Hadee dil dhahaane xeer maxkamada iyo labada dhinac ay marqaati ka yihiin ha noqoto
Hadee daysmo dhahaane sidoo kale oo ay diyo qaataan ayadana waxay noqonaysaa xeer
Hadee xawaadle dil dhahaan wax saxiixo hadii lawaayo waxaa joogo ilmahayga oo qaan_gaaraa
Marka waxaan rabaa in dhamaan dhalin_yarada ay maxkamada tagaan oo ay howshaas sida ugu dhaqsiyaha badan u galaan
Dhamaan waad mahadsantihiin 🙏🙏🙏