19/03/2026
Mubaarak!
Waxaan dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda.
Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana naga dhigo kuwii farxad iyo barwaaqo ku ciida. ๐คฒ