MITRE - Miini Institute For Training and Research

MITRE - Miini Institute For Training and Research Mac-hadka Tababarka Injinerada Mustaqbalka & Cilmi-barista ee Miini Institute for Training & Research

16/01/2026

๐—•๐—”๐—ก๐——๐—›๐—œ๐—š๐—š๐—” ๐—ฃ๐—ข๐—ช๐—˜๐—ฅ๐—ฃ๐—ข๐—œ๐—ก๐—ง ๐ŸŽ“

Machadka MITRE waxa uu si joogto ah ugu dadaalaa horumarinta aqoonta iyo xirfadaha ardaydiisa. Waxaan idiin soo gudbineynaa ardayd si guul leh u dhammeysatay buugga PowerPoint, kuwaas oo soo diyaariyey soona bandhigay Presentations tayo leh oo muujinaya faham, kalsooni iyo xirfad casri ah.

Muscab Mohamed Ysusf waxa uu soo bandhigay Presentation si habeysan, ujeeddo cad leh, isla markaana muujinaya:
Faham buuxa oo PowerPoint ah
Isticmaal sax ah oo slides, animations iyo design
Kalsooni iyo hab hadal xirfad leh

Waxaan ku bogaadinaynaa dadaalka iyo horumarka uu sameeyay, waxaana rajeyneynaa mustaqbal ifaya oo aqoon iyo xirfad leh.

15/01/2026

๐—•๐—”๐—ก๐——๐—›๐—œ๐—š๐—š๐—” ๐—ฃ๐—ข๐—ช๐—˜๐—ฅ๐—ฃ๐—ข๐—œ๐—ก๐—ง ๐ŸŽ“

Machadka MITRE waxa uu si joogto ah ugu dadaalaa horumarinta aqoonta iyo xirfadaha ardaydiisa. Waxaan idiin soo gudbineynaa ardayd si guul leh u dhammeysatay buugga PowerPoint, kuwaas oo soo diyaariyey soona bandhigay Presentations tayo leh oo muujinaya faham, kalsooni iyo xirfad casri ah.

Abakar Abdulkadir Almaas waxa uu soo bandhigay Presentation si habeysan, ujeeddo cad leh, isla markaana muujinaya:
Faham buuxa oo PowerPoint ah
Isticmaal sax ah oo slides, animations iyo design
Kalsooni iyo hab hadal xirfad leh

Waxaan ku bogaadinaynaa dadaalka iyo horumarka uu sameeyay, waxaana rajeyneynaa mustaqbal ifaya oo aqoon iyo xirfad leh.

Waxaa si toos u bilowdi Webinar ka /Training ka cinwaankiis ahaa FOREX TRADING SIMPLIFIED: A BEGINNER'S ROADMAP TO FINAN...
13/01/2026

Waxaa si toos u bilowdi Webinar ka /Training ka cinwaankiis ahaa FOREX TRADING SIMPLIFIED: A BEGINNER'S ROADMAP TO FINANCIAL
MARKETS

Si aad ugu faidaysato ku dhufo link https://meet.google.com/ypd-acqt-awi

11/01/2026

Machadka MITRE: Halka Aqoontu Ka Noqoto Xirfad iyo Sida Ardayda Ay U Beddelay Noloshooda.

11/01/2026

Machadka MITRE: Halka Aqoontu Ka Noqoto Xirfad iyo Sida Ardayda Ay U Beddelay Noloshooda.

๐Ÿ“ขFURSAD AAN LA SEEGI KARIN!Ma rabtaa inaad fahamto Forex Trading adigoo aan jahwareer gelin?Haddii aad tahay bilow ama a...
08/01/2026

๐Ÿ“ขFURSAD AAN LA SEEGI KARIN!

Ma rabtaa inaad fahamto Forex Trading adigoo aan jahwareer gelin?
Haddii aad tahay bilow ama aad rabto inaad si sax ah u barato orex Trading , webinarkan /Trainingkan adigaa laguugu talagalay!

๐Ÿงญ Webinar-kan /Training-kan waxaan ku sharxi doonaa:
โœ”๏ธ Sida uu u shaqeeyo suuqa Forex
โœ”๏ธ Tallaabooyin fudud oo bilow ah
โœ”๏ธ Sida kalsooni leh loogu bilaabo ganacsiga Forex
โœ”๏ธ Khaladaadka ugu badan ee ay sameeyaan bilowga iyo sida looga fogaado

๐Ÿ—“ Taariikh: 13/1/2026
โฐ Saacadda: 8:30 PM - Habeennimo
๐Ÿ’ป Goobta: Google Meet
๐Ÿ‘ฅ Ka-qaybgalayaasha: Waa xadidan (Limited Seats)

โš ๏ธ Haddii aad rabto inaad barato Forex si fudud, oo la fahmi karo, ha seegin fursaddan.

๐Ÿ‘‰ Si aad ugu mid noqoto marti sharfta ka qeyb galaya webinarka ku dhufo link-gaan https://chat.whatsapp.com/Ju8VnLCxOZFH0sfixaTacK ama lasoo xiriir WhatsApp number: +252 61 9002859

25/12/2025

Machadka MITRE (Miini Institute for Training and Research) wuxuu bilaabayaa koorso ku saabsan Public Speaking (Fagaare ka Hadal) oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya:

๐ŸŽค Inuu si kalsooni leh ugu hadlo fagaaraha
๐ŸŽค Inuu fikraddiisa si cad, qurux badan oo saameyn leh u gudbiyo
๐ŸŽค Inuu horumariyo kalsoonida naftiisa iyo xirfadaha isgaarsiinta

๐Ÿ“… Bilowga: Bisha January โ€“ Sanadka Cusub 2026
๐Ÿ‘ฅ Arday: Waxaa la qaadanayaa tiro kooban si loo hubiyo tababar tayo sare leh
๐ŸŽ“ Ku habboon: Arday, shaqaale, hoggaamiyeyaal, ganacsato iyo qof kasta oo jecel horumar shaqsiyeed

โณ Fursad xaddidan โ€“ Hadda isdiiwaangeli oo ka faaโ€™iidayso koorsadan qiimaha badan.

๐Ÿ“ฉ Wixii faahfaahin iyo isdiiwaangelin ah, nala soo xiriir. +252 61 9002859

Waxaa si toos u bilowdi kulan aqooneedki cinwaankiis ahaa Digital Finance Transforming the Future of Financial System.Si...
18/12/2025

Waxaa si toos u bilowdi kulan aqooneedki cinwaankiis ahaa Digital Finance Transforming the Future of Financial System.

Si aad ugu faidaysato ku dhufo link https://meet.google.com/utj-gdzz-bvn

17/12/2025

๐Ÿ“ข ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—› โ€“ ๐—ค๐—”๐—”๐——๐—”๐—ฆ๐—›๐—”๐——๐—” ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ ๐—–๐—จ๐—ฆ๐—จ๐—•

Machadka MITRE โ€“ Miini Institute for Training and Research
wuxuu si rasmi ah u furay is-diiwaangelinta ardayda cusub ee doonaya inay helaan xirfado casri ah iyo aqoon shaqo u horseedda mustaqbal wanaagsan.

๐ŸŽ“ ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ & ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ-๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ:

๐Ÿ’ป ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ผ๐—ณ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฐ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ
โ€“ Barashada aasaaska kombiyuutarka
โ€“ Isticmaalka MS Office iyo xirfadaha IT-ga ee shaqo kasta muhiim u ah

๐ŸŽจ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ผ๐—ณ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป
โ€“ Naqshadeyn casri ah
โ€“ Isticmaalka software-yada design-ka
โ€“ U diyaarinaya ardayga fursado shaqo iyo is-shaqeysi

๐Ÿ‘ฅ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ: ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜
โ€“ Horumarinta hoggaaminta
โ€“ Maareynta shaqo, kooxo iyo goโ€™aan-qaadasho

โœจ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ: ๐—ฃ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜
โ€“ Kobcinta kalsoonida nafta
โ€“ Qorsheynta nolosha iyo xirfadaha shaqsiyadeed
โ€“ Is-hagaajinta iyo horumarinta kartidaada

๐Ÿ“… Is-diiwaangelintu waa furan tahay, Fursad dahabi ah ha seegin si aad u dhisto mustaqbal xirfadeed oo adag.

๐Ÿ“ Ku soo biir MITRE Institute, Halkaas oo aad ka heli doonto aqoon tayo leh, tababar wax ku ool ah, iyo macallimiin khibrad leh.

โ˜Ž๏ธ Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
+252 61 9002859

๐Ÿ“ข Bahda MITRE waxay idin ku casuumayaan kulan aqooneed ku saabsan ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž: ๐“๐ซ๐š๐ง๐ฌ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐ข๐ง๐  ๐ญ๐ก๐ž ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ...
15/12/2025

๐Ÿ“ข Bahda MITRE waxay idin ku casuumayaan kulan aqooneed ku saabsan ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž: ๐“๐ซ๐š๐ง๐ฌ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐ข๐ง๐  ๐ญ๐ก๐ž ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ.

Kulanka si qoto dheer uga hadli doonaa doorka muhiimka ah ee Digital Finance ku leedahay isbeddelka nidaamyada maaliyadeed ee dunida casriga ah. Waxaa si gaar ah diiradda loo saari doonaa sida tignoolajiyadda dijitaalka ahi u beddeshay hababka lacag-bixinta, adeegyada bangiyada, fintech, iyo sida ay u fududeysay helitaanka maaliyadda, una taageertay kobaca dhaqaale iyo ka-qeybgalka bulshooyinka aan horay u helin adeegyo maaliyadeed.

Sidoo kale, kulanka waxaa lagu falanqeyn doonaa:

โ€ข Isbeddellada hadda ka socda nidaamyada maaliyadeed ee dijitaalka

โ€ข Fursadaha ay Digital Finance u abuureyso dhalinyarada iyo ganacsatada

โ€ข Caqabadaha la xiriira amniga, kalsoonida, iyo isticmaalka teknoolajiyadda

โ€ข Mustaqbalka Financial Systems iyo halka ay ku wajahan yihiin

Waxaan Kulanka bixin doono Mahad Mooge oo ah qabiir ku taqusuusay Crypto Investor and Trader.

๐Ÿ“… Taariikh: 18 December 2025
โฐ Waqti: 8:30 Habeenimo
๐Ÿ’ป Habka: Online Webinar

๐Ÿ‘‰ Si aad uga qeyb gasho webinar-ka ama seminarka, fadlan buuxi foomka diiwaangelinta adigoo isticmaalaya link-kan hoose:

๐Ÿ”— https://forms.gle/B8fEQvmnd2h2MxGQ6

Ha seegin fursaddan qiimaha leh ee aad ku ballaarin karto aqoontaada kuna fahmi karto sida Digital Finance u qaabeynayo mustaqbalka nidaamyada maaliyadeed.

07/12/2025

Ardayda dhigata koorsada Personal Development waxay soo jeediyeen presentations aad u Qurux badan, kuwaas oo ka tarjumayay waxa ay ka barteen kobcinta naftooda, dhisidda kalsoonida, iyo dejinta yoolal noloshooda beddeli kara.

Haddii adiguna aad rabto in aad:
โœจ Dhisto naftaada
โœจ Kor u qaaddo kalsoonidaada
โœจ Yeelato yoolal cad oo muhiim ah
โœจ Barato sida aad u noqon karto qof isku filan oo horumar leh

Iska diiwaangeli koorsada Personal Development oo ka bilaabato safarkaaga horumarinta naftaada maanta!

๐Ÿ“ MITRE Institute
๐Ÿ“ž +252 61 9002859
๐Ÿ“ง [email protected]

Isbedelkaaga maanta bilow โ€” safarkaaga mustaqbalkaagu.

27/11/2025

๐Ÿ“ข OGAYSIIS MUHIIM AH
Machadka MITRE wuxuu bilaabay qaadashada ARDAY CUSUB ee koorsooyinka:
โœจ Personal Development โ€“ Koorso cusub oo lagu horumarinayo xirfadahaaga, kalsoonidaada iyo qorsheynta nolosha.
๐Ÿ’ป Basic Computer Diploma โ€“ Barashada aasaaska kombiyuutarka oo muhiim u ah shaqo kasta.
๐ŸŽจ Graphic Design โ€“ Koorso kuu suurtagelinaya inaad barato naqshadaynta casriga ah.
๐Ÿ“… Isdiiwaangelintu waa furan tahay inta ka dhiman bisha November iyo bisha December. Fursadan ha seegin!
๐Ÿ“ Ku soo biir MITRE Institute si aad u hesho xirfado kaa caawinaya inaad ku shaqaysato.
โ˜Ž๏ธ Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir +252 61 9002859

Address

Dabaqa Kore Shirkada Dahabshiil
Baraawe
619002859

Opening Hours

Monday 09:00 - 18:00
Tuesday 09:00 - 18:00
Wednesday 09:00 - 18:00
Saturday 09:00 - 18:00
Sunday 09:00 - 18:00

Telephone

+252619002859

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MITRE - Miini Institute For Training and Research posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MITRE - Miini Institute For Training and Research:

Share