Al Quds Electronics And Mobile Services

Al Quds Electronics And Mobile Services Al-Quds Electronics and Islamic Stereo
Waxaan kuu Haynaa Qalabka Electronics-ka Noocyadiisa kala duw

Farsamo Tayo leh, Program Heer sare ah, Qiima Jaban, Waqti Kooban , iyo Damaanad 100% ah ugu imow Al - Qudus Electronics. Astaanteenu waa "Qibrad Sare Qiimo jaban & Qancinta Macaamiisha".

πŸ† HORYAALKA DEGMADA πŸ†Waxaan si weyn ugu hambalyeyneynaa kooxdeena Al Qudus Electronics oo ku guuleysatay koobka tartanka...
19/03/2026

πŸ† HORYAALKA DEGMADA πŸ†

Waxaan si weyn ugu hambalyeyneynaa kooxdeena Al Qudus Electronics oo ku guuleysatay koobka tartanka Bisha Ramadaan ee DegmadaAfgooye.

Dadaalkooda, midnimadooda iyo geesinimadooda ayaa keentay guushan weyn.

Mahadsanidiin dhammaan taageerayaasha na garab istaagay.

Al Qudus Electronics β€” Horyaal-ka 2026! βš½πŸ†πŸ”₯

Jimco Wanaagsan Ψ¬Ω…ΨΉΨ© Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±ΩƒΨ©Al-Qudus Electronics waa hoyga qurxinta iyo farsamda mobile ee degamada Afgooye.πŸ“ Suuqa Qaadk...
23/01/2026

Jimco Wanaagsan
Ψ¬Ω…ΨΉΨ© Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±ΩƒΨ©

Al-Qudus Electronics waa hoyga qurxinta iyo farsamda mobile ee degamada Afgooye.

πŸ“ Suuqa Qaadka deg Afgooye
πŸ“© wa.link/02nxm1

Soo booqo BileTech  si aad u hesho qalabka ugu fiican ee elektroniga & teknoolojiyadda!
14/01/2026

Soo booqo BileTech si aad u hesho qalabka ugu fiican ee elektroniga & teknoolojiyadda!

Style-kaaga ku dhammaystir ⌚πŸ”₯
Saacadaha last model-ka ah ee rag & dumar

Tayo sare β€’ Naqshad casri ah β€’ Qiimo jaban
BileTech πŸ’―

πŸ‘‰ Soo Booqo ama Farriin Noso Dir
πŸ“© Wa.link/7aajf1

Soo booqo BileTech si aad u hesho qalabka ugu fiican ee elektroniga & teknoolojiyadda!

14/01/2026

Style-kaaga ku dhammaystir ⌚πŸ”₯
Saacadaha last model-ka ah ee rag & dumar

Tayo sare β€’ Naqshad casri ah β€’ Qiimo jaban
BileTech πŸ’―

πŸ‘‰ Soo Booqo ama Farriin Noso Dir
πŸ“© Wa.link/7aajf1

Soo booqo BileTech si aad u hesho qalabka ugu fiican ee elektroniga & teknoolojiyadda!

Haddii 2025 kuu fiicnaa 😊✨  amaHaddii kugu adkaa πŸ˜”πŸ’” Fikirkaga Emoji nagula wadaag hoos πŸ‘‡
31/12/2025

Haddii 2025 kuu fiicnaa 😊✨ ama
Haddii kugu adkaa πŸ˜”πŸ’”

Fikirkaga Emoji nagula wadaag hoos πŸ‘‡

✨ Goodbye 2025 πŸ‘‹

Hal bog ayaa xirmay πŸ“–
Mid cusubna wuu furmay πŸšͺ✨

Haddii 2025 kuu fiicnaa 😊✨ ama
Haddii kugu adkaa πŸ˜”πŸ’”
Fikirkaga Emoji nagula wadaag hoos πŸ‘‡

Ku soo dhawoow rajo & fursado cusub πŸš€

BileTech – H**ey ayaan usoconaa. πŸ”₯

Saacad Rag Casri ah oo AdagMaraadinaysaa ⌚ saacad rag oo tayo leh kuna habboon maalin kasta?Casio A159W-N1DF waa xulasha...
15/12/2025

Saacad Rag Casri ah oo Adag

Maraadinaysaa ⌚ saacad rag oo tayo leh kuna habboon maalin kasta?

Casio A159W-N1DF waa xulashadada saxda ah!

βœ”οΈ Bir adkeysi & qurux leh
βœ”οΈ Digital oo si fudud loo akhrin karo
βœ”οΈ Raaxo & style isku jira.
βœ”οΈ Original kalsooni buuxda lagu qabo.
βœ”οΈ Qiimo jaban oo la awoodi karo

Ku habboon shaqo πŸ’Ό, iskuul πŸŽ“ & isticmaal maalinle ah

Alqudus – Electronics & Farsamo lagu kalsoon yahay πŸ”₯

πŸ“ Booqo dukaankeena ama nala soo xiriir hadda!

Ciid Al Adxal Mubaarak.Dhamaan bahda Al Quds Electronics waxeey farxadda munaasabadda Ciidul adxaa la wadagayaan umadda ...
05/06/2025

Ciid Al Adxal Mubaarak.

Dhamaan bahda Al Quds Electronics waxeey farxadda munaasabadda Ciidul adxaa la wadagayaan umadda muslim ka ah gaar ahaan macaamiisha Al Qudus Electronics.

Ciid Wanaagsan Dhamaantiin.


Samafon S303C – Niicalaha Casirga ah!Tayo sare, qurux, iyo adkeysi isku dhafan! Samafon S303 wuxuu la jaanqaadayaa tikno...
21/04/2025

Samafon S303C – Niicalaha Casirga ah!

Tayo sare, qurux, iyo adkeysi isku dhafan! Samafon S303 wuxuu la jaanqaadayaa tiknoolajiyada casiriga wuxuuna ku shaqeyaa Type-C Charger.

H**e u soo gaar!

Qalab Electronic Tayo leh, Farsamo la hubo iyo Damaanad 100% ah ugu imow Al - Qudus Electronics.

πŸ“ Afgooye Somalia
πŸ“© wa.link/02nxm1

Saacadda Al-Fajri – Qurux, Tayo & Waxtar!Kudooro:⏰ Waqtiyada SalaadahaπŸ“… Taariikhda Hijriga & Miilaadiga✨ Naqshad Casri a...
21/04/2025

Saacadda Al-Fajri – Qurux, Tayo & Waxtar!

Kudooro:
⏰ Waqtiyada Salaadaha
πŸ“… Taariikhda Hijriga & Miilaadiga
✨ Naqshad Casri ah

➑️ Hader ka iibso Al Quds Electronics And Mobile Services inta aysan kaa dhamaanin!

Share dheh oo La wadaag Asxaabtaada.

πŸ“ Afgooye Somalia
πŸ“© wa.link/02nxm1

Alqudus Electronics waa saaxiibka lagu kalsoon yahay ee dayactirka mobilda.Waxaan Kuugu adeegeynaa sida ugu fudud uguna ...
21/04/2025

Alqudus Electronics waa saaxiibka lagu kalsoon yahay ee dayactirka mobilda.

Waxaan Kuugu adeegeynaa sida ugu fudud uguna waqti yar, cilad walba uu qabo mobile kaaga iyo Model walba uu yahay.

πŸ“ Afgooye Somalia
πŸ“© wa.link/02nxm1

Address

Degmada Afgooye Suuqa Qaadka
Afgoi

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:30
Tuesday 07:00 - 20:30
Wednesday 07:00 - 20:30
Thursday 07:30 - 20:30
Friday 07:30 - 20:30
Saturday 07:00 - 20:30
Sunday 07:00 - 20:30

Telephone

+252615575581

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Quds Electronics And Mobile Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al Quds Electronics And Mobile Services:

Share