Khariirada Qadow

Khariirada Qadow Adeega Khariirada Qadow waa mid bulshadeena u sahlaya ama ufududeeynaya isu socodka iyo adeega Bulsho

01/01/2026

Asc Ku Soo dhawow Khariirada Qadow.

Khariirada Qadow waa adeeg aan ugu talo galnay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Geeska/Bariga Africa. adeegani waa mid kuu suurta galinaya inaad gurigaaga ama Goobtaada ganacsi u samayso Address number ama lambar deegaan oo lagu soo aqoonsado Goobtaada. waxaynu wada ognahay in dunida hor umartay, guri walba leeyahay address number maa daama jidka gurigu ku yaalo leeyahay magac markaa guriguna ay u fududahay inuu yesho lambar/number gurigaasi u gooni/khaas ah. taasina ay sahlayso Ruuxu adeegyada uu u baahdo ama dalbado loogu keeno gurigiisa isagoon meelna u safrin. Sidoo kale ehelqdiisa ama asaxaabtiisu ay garan karaan meesha loogu soo hagaagi kari marka ruuxu ku cusub yahay gurigaas ama goobtaas ganacsi.

Faa iidada uu kuu leeyahay adeegani waxaa ka mid ah,
1: hadii aad ganacsi leedahay in macaamiishaadu si fudud ku iman karayaan goobta ganacsigaagu ku yaalo.

2: hadii aad alaab u dirayso macaamiishaada darwalka kaa qaadaya alaabta inuu si dhakhsa ah ku iman karayo goobtaada, sidoo kale hadii alaab aad dalbatay in si fudu lagugu soo gaadhsiin karo.

3: in wakhti kuugu kaysdami, kaa soo kaaga bixi lahaa tilmaan,meel usii istaag, Doonid aad ruuxa doonto, iyo waaliba kharash talefan.

4: hadii aad tahay shaqsi/Shakhsi gurigiisa address u samaynaya, faa iidada aad ka helayso ama adeegani kuu leyahay waxaa kamid ah in adeegyada aad dalbato si fudu laguugu keeni karo, qarabada iyo asxaabta aan horay gurigaaga u arag oo si fudud kuugu iman kara Isu socodka bulshada oo kordha.

18/12/2025

Waa laga gudbay aduunkii h**e ee la isu tilmaami jiray guryaha Iyo goobaha ganacsi. manta waxaa lamarayaa in guri iyo goob walba oo gancasi yeelato summad ama address number digitaal ah. kaasoo u noqonaya gurigaas ama goobtaas ganacsi sumad aduunka meesha uu kaga yaalo lagu garto. sumada ama address number ka aad samaysato waa mid ka dhexaynaya adiga oo mulkiilaha ah Iyo cida adeegu idin dhexmaro oo kaliya. waxaana kuu suurto galinaya inaad samaysato sumadan Adeega casriga ah ee Khariirada Qadow. kala soo dag App ka google play store ka ama Safari browser ka. oo samayso Sumada guri am ganacsi isla maantaba(Virtuala address bumber) yahay. Comment ga u hooreeya fiiri oo la soo dag app ka.

13/12/2025

gurigaaga u samee Sumad ama Address number Digital ah. commentiga u h**eeya ka arag sida loola soo d**o app ka.

30/11/2025

Asc Ku Soo dhawow Khariirada Qadow.

Khariirada Qadow waa adeeg aan ugu talo galnay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Geeska/Bariga Africa. adeegani waa mid kuu suurta galinaya inaad gurigaaga ama Goobtaada ganacsi u samayso Address number ama lambar deegaan oo lagu soo aqoonsado Goobtaada. waxaynu wada ognahay in dunida hor umartay, guri walba leeyahay address number maa daama jidka gurigu ku yaalo leeyahay magac markaa guriguna ay u fududahay inuu yesho lambar/number gurigaasi u gooni/khaas ah. taasina ay sahlayso Ruuxu adeegyada uu u baahdo ama dalbado loogu keeno gurigiisa isagoon meelna u safrin. Sidoo kale ehelqdiisa ama asaxaabtiisu ay garan karaan meesha loogu soo hagaagi kari marka ruuxu ku cusub yahay gurigaas ama goobtaas ganacsi.

Faa iidada uu kuu leeyahay adeegani waxaa ka mid ah,
1: hadii aad ganacsi leedahay in macaamiishaadu si fudud ku iman karayaan goobta ganacsigaagu ku yaalo.

2: hadii aad alaab u dirayso macaamiishaada darwalka kaa qaadaya alaabta inuu si dhakhsa ah ku iman karayo goobtaada, sidoo kale hadii alaab aad dalbatay in si fudu lagugu soo gaadhsiin karo.

3: in wakhti kuugu kaysdami, kaa soo kaaga bixi lahaa tilmaan,meel usii istaag, Doonid aad ruuxa doonto, iyo waaliba kharash talefan.

4: hadii aad tahay shaqsi/Shakhsi gurigiisa address u samaynaya, faa iidada aad ka helayso ama adeegani kuu leyahay waxaa kamid ah in adeegyada aad dalbato si fudu laguugu keeni karo, qarabada iyo asxaabta aan horay gurigaaga u arag oo si fudud kuugu iman kara Isu socodka bulshada oo kordha.

30/11/2025

Asc walaal Ku soo dhawow Khariirada Qadow. oo Samayso Address Number wali ma usamaysat gurigaaga ama goobtaada ganacsi? hadii jawaabtu maya tahay yaanu kaa dheeraaan lambarka address ku ee hada samayso. sxbadaana lawadaag. comment ugu h**eeya kala soo dag app ka.

24/11/2025

Asc walaal Ku soo dhawow Khariirada Qadow. oo Samayso Address Number bilaash ah maanta.

Lawadaag/Share Sxbadaa. app ka kala soo dag commentiga u h**eeya.

Mahadsandid

11/11/2025
07/11/2025
06/11/2025
21/10/2025

Asc walaal Ku soo dhawow Khariirada Qadow. oo Samayso Address Number bilaash ah maanta.

[Google play store]
Linkigan hoose taabo oo lasoo dag app ka.

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qadow.khariirada&pcampaignid=web_share

Hadii aad isticmaalayso [Iphone]
doowo muuqaalkan

https://youtu.be/iPR7Cy_4A4g?si=S_GkJEqnislBa3BH

Kadib booqo website ka oo lasoo dag app ka.

www.khariirada.qadow.com

linkigan hoose kaga bogo qaabka loo isticmaalo app ka.

https://khariirada.qadow.com/pages/baro.

Follow page Khariirada

https://www.facebook.com/share/1GicWVxKeT/?mibextid=wwXIfr

Share the app.

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qadow.khariirada&pcampaignid=web_share

Mahadsandid

12/10/2025

Asc Ku soo dhawow Khariirada Qadow.

[Google play store]
Linkigan hoose taabo oo lasoo dag app ka.

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qadow.khariirada&pcampaignid=web_share

Hadii aad isticmaalayso [Iphone]
doowo muuqaalkan

https://youtu.be/iPR7Cy_4A4g?si=S_GkJEqnislBa3BH

Kadib booqo website ka oo lasoo dag app ka.

www.khariirada.qadow.com

linkigan hoose kaga bogo qaabka loo isticmaalo app ka.

https://www.khariirada.qadow.com/pages/baro.

Follow page Khariirada

https://www.facebook.com/share/1GicWVxKeT/?mibextid=wwXIfr

Share the app.

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qadow.khariirada&pcampaignid=web_share

Mahadsandid

Address

Wellington

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khariirada Qadow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share