15/06/2025
Trump, ayaa diiday qorshe ay soo bandhigtay Israa’iil oo ay ku doonaysay inay ku disho hoggaamiyaha sare ee Iran , Cali Khamenei, sida ay hadda ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters, oo intaa ku dartay ; Trump wuxuu rumeysan yahay in tallaabo noocaas ah ay horseedi karto dagaal ballaaran oo laga yaabo in uu galaafto xasilloonida Bariga Dhexe.