12/08/2023
Xariif ciyaalka xaafadda ah ayaa soo gatay taleefan iPhone13 pro markaasuu jeebka gadaal gashtay intuu is ilaaway ayuu taleefankii ku fariistay markaasuu qac maqlay.
Xariifkii kulahaa ilaahow lafta dhabarka ka dhig qacda yeertay
🤣🤣🤣😂