Become Skiller

Become Skiller Become Skiller Technology Today

Sadaali oo ku guuleyso  20$ Hirshabeelle 🆚 Galmudug | Final Sharuuddaha:1. Like saar page-ka.2. Follow page ka 2. Share ...
29/01/2024

Sadaali oo ku guuleyso 20$

Hirshabeelle 🆚 Galmudug | Final

Sharuuddaha:
1. Like saar page-ka.
2. Follow page ka
2. Share dheh post-ga.
3. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doona.

18/01/2024

𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐨𝐠𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐟𝐚𝐜𝐞𝐛𝐨𝐨𝐤 𝐚𝐜𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮𝐥𝐚 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐢𝐧𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐩𝐚𝐬𝐬𝐰𝐨𝐫𝐝 𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐧𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐫𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐓𝐰𝐨-𝐟𝐚𝐜𝐭𝐨𝐫 𝐀𝐮𝐭𝐡𝐞𝐧𝐭𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧

03/01/2024

Muqaalkan waxaa kuugu soo gudbinayaa 10 Shortcuts oo muhiim ah kuna isticmaasho Windows 10/11, waxaa hubaa inaa waxbadan ka faa’idi dontid insha allah.

28/12/2023

Muqaalkaani waxaa kugu soo gudbinayaa 10 ka Shirkadood ee ugu saraysa caalamka dhanka iyo Tiknoolajiyada.
1) CEO Founder
2) Sanadkii uu dhashay
3 Heerka waxbarashadiisa
4) Sanadkii uu aas’aasay
5) Dalka uu ka soo jeedo

13/12/2023

WELCOME TO BECOME SKILLER

Saaxiibayaal marka h**e kusoo dhawaada channalkeena iyo boggeena cusub ee Become Skiller , waa madal aanu ugu talagalnay...
01/12/2023

Saaxiibayaal marka h**e kusoo dhawaada channalkeena iyo boggeena cusub ee Become Skiller

, waa madal aanu ugu talagalnay soo gudbinta tricks_ka, farsamooyinka, isbedelada, updates_ka iyo horumarin kasta ee la xariirta technologyda cusub oo inta badan laga isticmaalo caalam waynaha maanta.

Mardhaw innaga filo dardargelinta iyo isku daba ridka boggeenan.

. .
⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️. ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️

https://www.facebook.com/profile.php?id=61553717775938&mibextid=LQQJ4d

28/11/2023

Welcome to Become Skiller Technology Today.

Address

12-5-149/2, Vijayapuri Colony, Mettuguda, Secunderabad
Hyderabad Shah Guda
500062

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Become Skiller posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share