Xifaaltanka Kubada Cagta

Xifaaltanka Kubada Cagta CHELSEA's BEST SOMALIAN FAN PAGE IN FB Isgaarsiin Casri ah & Adeeg bulsho oo Hufan

21/04/2016

ASC Kusoo dhawoow pageka cusub ee xifaaltan kubada cagta page waa mid ay ku midaysanyihiin taageeraha kubada cagta ee somaliyeed WEL COME FANS

09/09/2015

weeek 5
12/08/2015
MAN UNITED
VS
LIVERPOOL

REFREE: M.OLIVIER
STADIUM OLD TRAFFORD

sadaaashu wa dankiiina

fuadiin

TWO WEEKS TO GO..
27/07/2015

TWO WEEKS TO GO..

04/06/2015

asxbta damaantiina wxn idinka codsana ina kawada shaqeeno pageka waayo saan anaga uhelno kolsoni badan like iyo comment wxbo hanaga hakranin adoo soo booqde page wxii comment waa dankiina

admin fuadiin

04/06/2015

Sida ay warinayso
majaladda Manchester Evening News suuqa kala
iibsiga Ingiriiska ee xagaagan ma soo xirmi
dooono habeenkii saqda dhexe 01 bisha
September, laakiin waxaa la soo xiri doonaa
6:00 pm, xilliga Ingiriiska.
Wararku waxa ay intaa ku darayaan in suuqa
kala iibsiga Ingiriiska xagaagan uu xirmi doono
01 bisha September xilli galab gaab ah,
islamarkaana laga soo hormariyey waqtigii uu
xirmi jiray ee saqda dhexe, iyadoo arrintan ay
Premier League ku wargeliyeen dhammaan 20-
ka kooxood.
Sababta ka looga soo hormariyey xiritaanka
suuqa waqtigiisii caadiga ahaa ee uu xirmi jiray
ayaa lagu sheegay in UEFA ay ku wargelisay
dhammaan kooxaha ka qeyb galaya Champions
League inay liiska ciyaaroydooda soo gudbiyaan
isla maalintaas saqda dhexe.
Majaladdu waxa ay sidoo kale leedahay
madaxda Premier League ayaa tallaabadan
qaaday si ay fursad u siiyaan kooxaha Man
United, Man City, Chelsea iyo Arsenal si ay waqti
h**e u dhammeystaan adeegga suuqa kala
iibsiga, islamarkaana ay saqda dhexe ee isla
habeenkiiba awood u yeeshaan inay UEFA u
gudbiyaan liiskooda ciyaartoyda uga qeyb
galeysa koobka horyaallada Yurub ee Champions
League.

fuadiiin

04/06/2015

asc asxbta isweyse in badan oo lakala maqnaaa wxn hda hawda dib ugu soo noqone
wxn idinka balan qaaada suuuqa kala ibsiga iyo wax walbo kusaabsan kubada cagta

fuadiiin

Zanches Cago Dahab Mesut ozil    All de way Gunners we are final
19/04/2015

Zanches Cago Dahab Mesut ozil

All de way Gunners we are final

26/03/2015

yaa rabo adminimo

02/03/2015

chelsea

Address

London

Opening Hours

Monday 7am - 8pm
Tuesday 7am - 8pm
Wednesday 7am - 8pm
Thursday 7am - 8pm
Saturday 7am - 8pm
Sunday 7am - 8pm

Telephone

+252620000069

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xifaaltanka Kubada Cagta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xifaaltanka Kubada Cagta:

Share