Hurbad Institute of Technology

Hurbad Institute of Technology Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hurbad Institute of Technology, Computer training school, 124 City Road, London.

Hurbad waa mac’had elearning ah ee lagu barto qaybaha kala duduwan ee cilmiga computerku ukala baxo, waana mac’hadkii ugu horeeyay ee soo bandhiga koorsooyin online ah ee dhamystiran.

03/09/2026

Windows 11 Complete Course Kusoo dhawaada koorsadan lagu baranayo Windows 11 oo ah Operating System-kii ugu dambeeyey ee ay soo saarto shirkada Microsoft, waxaad ku baranaysaa koorsadan sida dib u dejin loogu sameeyo Windows 11, sida customizing loogu sameysto oo looga dhigto qaabka aad jeceshay haday ahaato wax ka badalista Wallpaper, Taskbar, Desktop Background iwm
🔗 Hadda Dalbo: https://www.hurbad.com/course/windows-11-complete-course
📞 WhatsApp: https://wa.me/447970551162.
Mahadsanid, Libaax/Libaaxad 🦁🔥

Asc dhamaan madashii h**e waa laga guuray waxaana loo soo guuray website-kan cusub https://hurbad.com/, haddii aad h**ey...
02/09/2026

Asc dhamaan madashii h**e waa laga guuray waxaana loo soo guuray website-kan cusub https://hurbad.com/, haddii aad h**ey uga mid ahayd ardeyda hurbad Username-kaagii iyo Password-kaagii h**e ku gal bartaasna kasii wado hayaankaaga waxbarasho, haddii ay koorsooyin kaa maqan yihiin ama Login uu kaa diido nagala soo xiriir WhatsApp https://wa.me/447970551162 , waxaana bilownay qiimo dhimistii lawada sugayay, dhamaan koorsooyinka eWaxbarashadaa ee gooni goonida loo barto qiimo dhimis 50% off ah ayaa ku jirta ee ka faa’deyso anoo hayn baad I haybin doontaa
Booqo: https://hurbad.com/
Mahadsanid, Libaax/Libaaxad

02/09/2026

Computer Beginner Course - Koorsadaan waxaa loogu tala galay qofka doonaya inuu hada bilaabo barashada Computer-ka si aas aas ah, xirfada aad kubaranee koorsadaan waxaa kamid ah, Qalabka computer ku ka koobanyahay, Software-ka computerku kushaqeeyo, sida internet loogu xirto computerka, sida email loo samaysto loona diro, sida Web Browsers loo adegsado oo internet wax laga baaro.
🔗 Hadda Dalbo: https://www.hurbad.com/course/computer-beginner-course
📞 WhatsApp: https://wa.me/447970551162.
Mahadsanid, Libaax/Libaaxad 🦁🔥

01/09/2026

Lenovo ThinkBook 14 Gen 2, Intel i5 – 11th gen, 512GB SSD, 16GB DDR4 RAM, 14” FHD (1920 x 1080) IPS, Anti-Glare, 300 nits, Thunderbolt 4, Win 11 Pro – Mineral Grey
Hadda Dalbo: https://hurbadhardware.com/product/lenovo-thinkbook-14-gen-2-intel-i5-11th-gen-512gb-ssd-16gb-ddr4-ram-thunderbolt-4-win-11-pro/
📱WhatsApp: https://wa.me/252619070785
🚚 waxaa hadda delivery loo samayn karaa ardeyda ama macaamiisha joogta wadamada geeska Africa sida Somalia, Djibouti, kenya iyo Ethiopia
Qiimaha: $350

Address

124 City Road
London
EC1V2NX

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hurbad Institute of Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hurbad Institute of Technology:

Shortcuts

Share