Timawayne Academy

Timawayne Academy Kusoo dhowoow Machadka Timawayne. Waxaa kuu diyaar ah macaalimiin Tayaysan oo kaa haqab tira baahida Duruusta uu Bixiyo machadka waxaa kamid ah:

1.
(1)

Ma jeceshahay inaad u barato si casriyaysan (software-based) culuumta muhandiska (engineerng), teknooloojiyada (ICT), cilmi baarista (Research), Xisaab-xidhka (Accounting), Naqshadaynta (Graphics Design) & Xayaysiinta (Multimedia). Haddii jawaabtu "Haa" tahay,
waad timid Halkeediiyee
ha sii daynin Timawayne Academy. Macadka waxaa la aasaasay August 2016 Taariikhda Miilaadiga, si loo haqab tiro baa

hida loo qabo baris-barasho tayaysan oo la jaanqaadi karta casriga maanta (modern technology). Barashada Kumbiitarka sida MS Windows OS, Ubuntu OS, Macintosh OS, Linux OS, MS Office Suite, IWM.

2. Barashada Culuumta Injineerka sida: Villa Design, Multistorey Design, Highway Design, Construction Project Management, Water Supply Design, Canal & Irrigation Design, Hydraulic Structures Design, iwm.

3. Barashada Culuumta ICTga sida: Programming, Front End Web Development, Backend Web Development, DBMS, Cypersecurity, Maintenance, Installation, Networking iwm.

4. Barashada Culuumta Cilmi Baarista sida: Research Methodology, Proposal Writting, Data Collection, KoboTool Box, Data Analysis, SPSS, EpiInfo, Referencing, iwm.

5. Barashada Culuumta Xisaab Xidhka sida: Business Accounting, Quickbooks, Peachtree, Excel for Accounting, DacEasy, Tally9, External & Internal Auditing, iwm.

6. Barashada Cculuumta Naqshadaynta sida: Adobe Photoshop, Illustrator, In Design, Video Editing, Camera Photography, & Videography, iwm. Kala xirir shirkada Timawayne Academy;
Cinwaanka 1aad: Wadada Jaamacada, Kasoo Horjeedka Universal Hotel, Badacas, Jigjiga. Cinwaanka 2aad: Dhismaha KAAH, Dabaqa 4aad, Badhtamaha magaalada Jigjiga, Ethiopia
Tell: +251258758000
Mobile: +251929369169
Whatsapp/Telegram: +251910368101
email: [email protected]
website: www.timawayne.com/academy

Mahadsanid

Address

Wadada Aayardaga, Isgoyska Aar Cafe/Bader Bus/Ayaanle Aluminium, Xaafada 15aad
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Timawayne Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Timawayne Academy:

Share