SomNet Technologies -Jigjiga

SomNet Technologies -Jigjiga Technologies waa xarun kutaala Magaalada Jigjiga Qabalaha 4aad kasoo Horjeedka Shaaha Ninka!

Eid Mubarak dhamaan musliminta meelkasta oo aad jogaan
26/05/2026

Eid Mubarak dhamaan musliminta meelkasta oo aad jogaan

Ramadan mubarak
17/02/2026

Ramadan mubarak

01/10/2025

SomNet ayaa kuu xareynaysa DV-ga sanadkan

Qiimo dhimis baladhan
29/09/2025

Qiimo dhimis baladhan

xarunta Somnet Technology waa xarun ku tala magalada jigjiga gaar ahaan xafada 04aadlkn ma ogtahay !!?in shirka kada Ris...
22/09/2025

xarunta Somnet Technology
waa xarun ku tala magalada jigjiga
gaar ahaan xafada 04aad
lkn ma ogtahay !!?
in shirka kada Rise Afrika Consulting oo ah shirkad bixisa adeegyo
sida

qorid qorsho ganacsiyeed
Turjumada Documentsyada
buuxinta foomka visaha
adeegyada Online-ka ah
balan qabashada safaradaha
iyo adeegyo kale ooo badan

Ugu imaw xarunta somNet adeegyo kuraali geliya.Nagusoo Booqo Shaaha Ninka agtiisa
20/09/2025

Ugu imaw xarunta somNet adeegyo kuraali geliya.

Nagusoo Booqo Shaaha Ninka agtiisa

Shirkada Rise Afrika Oo ah shirkad latalin bixisana Adeega turjumaada oo ay aas-aaseen dhalinyaro udhalatay deegaanka ay...
29/03/2025

Shirkada Rise Afrika Oo ah shirkad latalin bixisana Adeega turjumaada oo ay aas-aaseen dhalinyaro udhalatay deegaanka ayaa noqotay shirkada kaliya ee deegaanka kajirta taasoo noqotay xubin aas-aase ee Ururka Turjumanadda Itoobiya , ururkaasoo ka helay aqoonsi buuxa Wasaarada Dhaqanka Iyo ciyaaraha ee Federalka.
Shirkadani waa mid adeegyadeedu yihiin kuwo aan inta badan deegaanka laga helin waxaana kamid ah
1. Turjumaad laga aqoonsan yahay dal iyo dibad
2. Adeegyada Online-ka ee dhamaan adeegyada ubaaahan
3. Balanqabashada Safaaradaha iyo Buuxinta Foomamka Baasaboorada Caruurta waalidkoodu yihiin muwaadiniinta Maraykanka
4. Shuruucda Haayadaha NGO-yada oo dhameystiran
5. Qorshaha Ganacsiga ee Bankiyadda
6. Maareynta Baraha Bulshada iyo Xaqiijintooda
Kala xidhiidh:
0944072283/0931133893
Waxay kutaalaa Kasoo Horjeedka shaaha Ninka (SomNet dhexdeeda)

Waxaan bilownay inaan qaxootiga ka caawino 1. Dirida Emailada , Cabashooyinka iyo dhamaan codsiyadda kala duwan ee RSC A...
26/01/2024

Waxaan bilownay inaan qaxootiga ka caawino
1. Dirida Emailada , Cabashooyinka iyo dhamaan codsiyadda kala duwan ee RSC Africa, UNHCR , IOM iyo Safaaradaha.
2. Uturjumidda Dhukumentiyadda
3. iyo adeegyo kale oo dheeri ah

Nagusoo booqo xarunteena Magaalada Jigjiga

Shirkada Rise Afrika ee Latalinta iyo Turjumaada ayaa abaal marin kubixineysa Jawaabta saxda ah.Shuruudaha 1. Inaad bixi...
29/11/2023

Shirkada Rise Afrika ee Latalinta iyo Turjumaada ayaa abaal marin kubixineysa Jawaabta saxda ah.
Shuruudaha
1. Inaad bixisid jawaabta saxda ah
2. Inaad Share dhahdid

Qofka kuguuleysta iyo Abaal-marintaba waan soo dhigi doonaa insha Allah.

05/10/2023

Address

Kebele
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomNet Technologies -Jigjiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SomNet Technologies -Jigjiga:

Share