ABQO Online STORE

ABQO Online STORE Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ABQO Online STORE, Electronics Store, Jijiga.

ABQO ONLINE STORE waxaad kaheli doontaa electronics casri iyo alabaha guraha iwm
ABQO Company waxay marwalpa diyar kula tahay qancinta macmiisha dalbo oo hel alab walba adeeg walba 🙋‍♂️

RAMADAN MUBARAKMaamulka iyo shaqaalaha ABQO Company  waxay macaamiisho ugu hambalyaynayaan dhalashada bisha barakaysan e...
18/02/2026

RAMADAN MUBARAK
Maamulka iyo shaqaalaha ABQO Company waxay macaamiisho ugu hambalyaynayaan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan,.

Alle ha naga aqbalo soonka iyo ducada.".

13/12/2025
16/04/2025
new logo in abqo online store :_smart berber shop macmiil hadaad u bahan tahay logo casri ah waad so dalban karta  #2025...
10/03/2025

new logo in abqo online store :_smart berber shop
macmiil hadaad u bahan tahay logo casri ah waad so dalban karta #2025 logo

_Bishan bisharo_Macmiisha shafarta Leh Waxan idiinku so darnay adeegyada aan bixinoIn chinaha alabaha lagaga dalbo laguu...
10/10/2024

_Bishan bisharo_

Macmiisha shafarta Leh
Waxan idiinku so darnay adeegyada aan bixino
In chinaha alabaha lagaga dalbo
laguuguna kenayo mesha aad
Joogto iyado lagaaga dalbayaa
Iyado lagu dalbayo laguna kenayo

Dalbo hada Malmo yar kadiib hel
ABQO Company

xafumaha ku yala jigjiga

Kaah shabelle building canter
0929251500
Aayar daga road
0988333314
Qomada road
0951185109

MA JECLAAN LAHAYD INAAD DEEQ WAXBARASHO KA HESHO WADANKA CHINA ?Haddi ay Jawabtu haa tahay! Kaalay oo iska diiwangeli xa...
26/09/2024

MA JECLAAN LAHAYD INAAD DEEQ WAXBARASHO KA HESHO WADANKA CHINA ?

Haddi ay Jawabtu haa tahay! Kaalay oo iska diiwangeli xarumaha ABQO Company

Passport ka la aqbalaayo:Ethiopian ,Somalia ,Kenya Eritrea and Djibouti .

Nagala soo Xidhiidh Macmiil Whatsapp Or Call
+25 9 51185109
‪+252 63 4880239‬
‪ +252 63 6397264






Team
06/04/2024

Team

Bisharo bisharo macaliisha sharafta le we shirkada   waxay idil kentay awardki igu danbeyey kuwas ood dalban karto adigo...
09/02/2024

Bisharo bisharo macaliisha sharafta le we shirkada waxay idil kentay awardki igu danbeyey kuwas ood dalban karto adigo gurigag jooga hada dalbo hada hel macmiil

Locotion (kah Shaballe building floor4th room 117)

Hada dalbo sii aad ugu raxeysato cup sawirkagu ama sawirka lamanahaga ugu sawirato waxad nagala so xidhiidhi karta faceb...
22/10/2023

Hada dalbo sii aad ugu raxeysato cup sawirkagu ama sawirka lamanahaga ugu sawirato waxad nagala so xidhiidhi karta facebook ama lanbarka

Xafiska 0906398006 0929251500
Xafiska wuxu ku yala
Kaah building 4th floor room 117

waad idin salmey dhamantin macamisha shafta leh waxan dib idin Lu bilabeyna dhaman adegyada aan onlineka ka heli kartan ...
21/10/2023

waad idin salmey dhamantin macamisha shafta leh waxan dib idin Lu bilabeyna dhaman adegyada aan onlineka ka heli kartan wixi fahfihin ah waxad nagala so xidhiidhi karta lanbarla 0983882071

Address

Jijiga

Telephone

+251906398005

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ABQO Online STORE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share