Kaabe Institute of Technology-KIT

Kaabe Institute of Technology-KIT Advanced Short Term Training Center

10/06/2026

Accounting Software
1.Quickbook
2. Odoo

Xirfad baro oo iskaa u shaqayso Waxaa socota Diwaangalinta fasalada Bisha June Si aad Faahfaahin dheerada ah u hesho nag...
10/06/2026

Xirfad baro oo iskaa u shaqayso
Waxaa socota Diwaangalinta fasalada Bisha June
Si aad Faahfaahin dheerada ah u hesho nagala soo xidhiidh whatapp numberka 090 369 4328 AMA nagu soo booqo xarunta machadka ee ka soo horjeedka taalada sayidka ee Cusub gaar ahaan carab khuuriye

10/06/2026

Graphics Design
Waxaa Socota Diwaangalinta Courseda Graphics Design ka ee Bisha June
Si aaad u hesho Faahfaahin dheeraad ah nagala soo xidhiidh numberka whatappka +251903694328 AMA nagu soo booqo xarunta machadka ee ka soo horjeedka taalada sayidka ee Cusub gaar ahaan carab khuuriye

08/06/2026

Hambalyo Allaha kugi anfaco Cilmigaad baratay

07/06/2026

Hambalyo AbdiAziz allaha kugu anfaco Cilmigaad baratay

πŸ“’ Fariin Dhiirrigelin ah oo Ka Timid Mid Ka Mid Ah Ardaydeenna baratay mobile maintenance ga Kadiba meherad furtay
05/06/2026

πŸ“’ Fariin Dhiirrigelin ah oo Ka Timid Mid Ka Mid Ah Ardaydeenna baratay mobile maintenance ga Kadiba meherad furtay

05/06/2026

Xirfad Baro oo iska u shaqayso!
Mubarak

04/06/2026

Hambalyo Abdullah’s kugu anfaco Cilmigaad baratay

DIWAANGALINTA ARDAYDA CUSUB EE BISHA JUNE 2026"Xirfad Baro, Mustaqbal Dhiso!"Ka faa'iidayso diwaangelinta ardayda cusub ...
03/06/2026

DIWAANGALINTA ARDAYDA CUSUB EE BISHA JUNE 2026
"Xirfad Baro, Mustaqbal Dhiso!"
Ka faa'iidayso diwaangelinta ardayda cusub ee June 2026 oo iska diiwaangeli koorsooyinka xirfadaha casriga ah ee laga bixiyo Kaabe Institute of Technology.
πŸ“š Koorsooyinka Furmaya:
βœ… Forex Trading
βœ… Mobile Software Maintenance
βœ… Mobile Hardware Maintenance
βœ… Basic Computer
βœ… Graphic Design
βœ… Data Analysis & Report Writing Skills
βœ… Video Editing
βœ… Web Development

πŸ’‘ Waxaad Baran Doontaa:
β€’ Xirfado suuqa shaqada looga baahan yahay
β€’ Casharro la jaanqaadaya farsamada casriga ah
β€’ Tababar gacanta ku salaysan (Practical Training)
β€’ Macallimiin khibrad leh
β€’ Shahaado dhammaystir ah
πŸ“ Goobta: Jigjiga, Itoobiya
Khuriye Mall, Dabaqa 2-aad, kasoo horjeedka Taallada Sayidka ee Cusub
πŸ“ž Wixii Faahfaahin nagala soo xidhiidh:
+251 903 694 328 (WhatsApp & Call)
πŸš€ Boosasku Waa Xaddidan Yihiin – Isdiiwaangeli Maanta!

Mobile Maintenance
31/05/2026

Mobile Maintenance

Address

Jigjiga

Telephone

+251903694328

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaabe Institute of Technology-KIT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share