Hayaan English Language center

Hayaan English Language center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hayaan English Language center, Computer training school, Jigjiga.

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo Dhamaan Ardayda Kaqalinjabinaysay mac'hadka hayaan.
20/12/2025

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo
Dhamaan Ardayda Kaqalinjabinaysay mac'hadka hayaan.

10/11/2025

🌟 HAYAAN Institute of Languages and Natural Science

HAYAAN Institute of Languages and Natural Science waa machad aqooneed oo heer sare ah, oo u taagan kor u qaadista tayada waxbarasho iyo barashada luuqadaha iyo culuumta dabiiciga ah. Machadku wuxuu bixiya barnaamijyo waxbarasho oo dhisan, kuwaas oo lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha, iyo awoodda isgaarsiineed ee ardayda.

Machadka HAYAAN waxaa lagu barta:

1. 🏫 English Language – si loo kobciyo xirfadda hadalka, qorista, iyo fahamka af Ingiriiska.

2. πŸ•Œ Arabic Language – si loo barto luuqadda Qur’aanka iyo dhaqanka Islaamka.

3. πŸ‡ͺπŸ‡Ή Amharic Language – luuqadda rasmiga ah ee dalka Itoobiya, laguna baro xirfad wada xiriir.

4. 🌍 Somali Language – si loo xoojiyo afka hooyo iyo fahamka dhaqanka Soomaalida.

5. βž• Mathematics – barashada xisaabta si loo abuuro arday xirfad leh oo awood u leh xallinta dhibaatooyinka tirakoobka iyo xisaabeed.

6. πŸ”¬ Natural Science – barashada sayniska dabiiciga ah si loo fahmo dunida iyo nidaamyada dabiiciga ah ee Ilaahay abuuray.

Ujeeddada Machadka:
HAYAAN Institute wuxuu ujeedkiisu yahay in uu dhiso jiil aqoonyahan ah oo leh xirfado luuqadeed iyo saynis oo adag, si ay bulshada ugu horseedaan horumar iyo iftiin aqooneed.

HAYAAN Institute of Languages and Natural Science is an educational center located in Jigjiga City, Zone 17. The institu...
14/10/2025

HAYAAN Institute of Languages and Natural Science is an educational center located in Jigjiga City, Zone 17. The institute offers high-quality training in different languages and fields of study.

The main courses provided at HAYAAN Institute include:

1. English Language

2. Amharic Language

3. Arabic Language

4. Af-Soomaali Language

5. Natural Science

6. Adult Education

The institute is dedicated to improving students’ communication skills, academic knowledge, and professional development. HAYAAN Institute aims to empower learners with practical education that helps them succeed in both local and international environments.

12/09/2025
Training time
12/09/2025

Training time

Waxay ciyaar Xamaasadeeda Wadata Dhaxmartay Dugsiga HAYAAN iyo Anfac. jigjiga Stadium.
12/09/2025

Waxay ciyaar Xamaasadeeda Wadata Dhaxmartay Dugsiga HAYAAN iyo Anfac.
jigjiga Stadium.

10/08/2025
Waxaan Uqabanay Ardayda Mac'hadka HAYAAN Tartanka Kubada Cagta.1. Groupka Xisaabta 2. Groupka English ka. Waxay Soobandh...
10/08/2025

Waxaan Uqabanay Ardayda Mac'hadka HAYAAN Tartanka Kubada Cagta.
1. Groupka Xisaabta
2. Groupka English ka
. Waxay Soobandhigeen Ciyaar Aad iyo aad u quruxbadan.

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan English Language center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share