SUHE TECH

SUHE TECH Pagekan waa page aad ka faa idi karto inaa samayso website ama aad samayn karto code HTML and CSS oo

Luuqadaha programming ka iyo waxay qabtaan waxaadku dooran karta mid walba iyo hawsheeda Naguso biir oo ka faa idayso co...
19/06/2022

Luuqadaha programming ka iyo waxay qabtaan waxaadku dooran karta mid walba iyo hawsheeda

Naguso biir oo ka faa idayso course ga free ga ah ee bilaabmaya ado dhisan doona website aad is uleedahay

Like and share si ay uga faa idaystan dhamaan asxaabtada

Page Kani waa website aadka baran doonto sida loo dhisto website aad leedahay iyo barashada html & css welcome waxan raj...
18/06/2022

Page Kani waa website aadka baran doonto sida loo dhisto website aad leedahay iyo barashada html & css

welcome waxan rajaynaya inaa ka faa idaysan doontan si aad u wanaagsana uga baran doontan web design

Kusoo biir oo like and follow saaro pageka si aad ula socoto marka aan so galino post

Rayigaaga nagula wadaag comment ama send message ka ku muuqda

Thanks all

Address

Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SUHE TECH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SUHE TECH:

Share