AbdiwaliTech

AbdiwaliTech Abuuraha Mawduuca Dijitalka 🌍 Afrika ilaa Adduunka! Hal-abuur | Dhaqan | Madadaalo 🔥
Raac oo ku sii dhiirranow ✨
Iskaashi: DM

18/03/2026

Maxa iga qariseen updatekan guys please follow dheh pagekena

18/03/2026

waliga adigo suuqa marayo oo ninweyn ah ilmo yar dharkoda cida malagugu cabiray

15/03/2026

intaan arimood samee habenka isniinta ah waana caawa please folow iyo like share pageka

15/03/2026

shuute iyi shabalaal maxa kalaqabsaday please follow iyo like

05/03/2026

Waa wiil Somali ah oo la shaqaysta koox Tuugo ah oo color ah, waxana la sheegayaa in dhamaantood laga dhigay wax la dilay iyo wax la qabtay.

05/03/2026

Sarkaal h**e oo ka tirsanaa ciidamada badda
Mareykanka, Brian McGinnis ayaa si xoog ah looga saaray dhismaha Capitol-ka ee Congress-ka Mareykanka, kadib markii uu sameeyay bannaanbax
ka dhan ah Israa'iil.
Wuxuu yiri:
"Ma doonayno inaan liraan la dagaallanno anagoo udagaallameyna Israa'iil."

25/02/2026

Afur wanagsan asxaabta waliga sambus iyo caano geel maku afurtay

22/02/2026

xili afurka lamagaarin ayey tiri saacada

22/02/2026

sambuus iyo canjeero oo wadasheekeysanayo

21/02/2026

waxa manta lasoqabtay sambuski umada gaska iyo labjeexa kuriday

Adresse

Alter Steinweg 5
Lauterbach
36341

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von AbdiwaliTech erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie