18/11/2018
Hadii aad waqti badan ku bixisid isticmaalka inrernetka tusaale ahaan 1saac maalinkasta maxaa kuu diiday inaad faaiido ubadashid oo aad $ # lacag kasameesid?
Waa run maalinkasta waxaad shaqayn kartaa $50-$100 adiga oo gurigaaga jooga?.sidee?
Waxaad u baahantahay Kali inaad raacdid talaabooyinkaan hoose.
#1. La imoow mawduuc aad bulshada lawadaagto.tusaale.
. Macallin ayaa tahay inaad ardada casharo
Ugudbiso.
. Wariye ayaa tahay inaad warar qorto ama duubto dabeeto bulshada lawadaagto.
Ama waxaa tahay qof ha abuur leh una baahan inuu so bandhigo cilmigiisa.
#2. Sameeso meeshi aad kusoo bandhigi lahayd. Waxaa jiro meela badan oo wax lagu soo bandhigo sida social media(fb,Twitter,youtube) IWM.
Laakin waxaad ubaahantahy meel ad waxkusoo bandhigto lacagna aadkahesho.
Sameeso website.
Sidee usameestaa website? Haka walwalin inaga ayaa kaa caawinayno sidi aad kugaari lahayd guulahaas billaw iyo dhamaadba.
Nala soo xariir si ankugu sameeno website qiima yar kuuguna tababarno kushaqayntiisa.
Mahadsanid.
Lawadaag asxaabtada.