Hormariye International College

Hormariye International College Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Hormariye International College, École d’informatique, Baidoa, Democratic Republic of the.

21/02/2025
10/02/2025

Gudiga tartanka Aqoon iyo akhlaaq Ee Kaamil school-Baidoa

Sanad dugsiyeedka 2024-2025

1 -Ustaad Ali Yusuf Ahmed (Gudoomiyaha Gudiga Tartanka)
2- Ustaad Yusuf Isack Abdi paashaa (G/xigeenka Gudiga tartanka)
3-Ustaad Hassan Mohamed Ali Tiiiyaa ( Hoghayaha Gudiga Tartanka)
4-ustaad Deerow Ibrahim Ali Jabra (Afhayeenka Gudiga)

*Waxaan Alle ka rajeynaynaa inuu u fududeyo Macaliminta sharafta leh*

WABILLAAHI TOWFIIQ

25/01/2025

OGEYSIIS 🎙🎙🎤🎤OGEYSIIS
Dhaman ardayda Jecel barashada Xirfadaha iyo Kobcinta Garaadkooda waxaa lagu wargelinayaa in collejka
*HORMARIYE INTERNATIONAL COLLEGE*

Uu qaban doona Tababar Kusaabsan *10 -ka Xirfadood / Xeeladood Ee fududeeya Waxbarashada*
Aad loo soo abaabulay oo Socon doonaa muddo 3 maalmood ah.

Asniinta-Arbacada inshallah
27 -30 jan 2024

Saacada : 9pm ama 3 sac subaxnimo

FG: Tirada waa xadidantahay fadlan soo booqo xafiiska

14/01/2025
OGEYSIIS ⚠️ 🚸 OGEYSIIS OGEYSIIS ⚠️ Dhaman ardayda Jecel waxbarashada waxaa lagu wargelinayaa in laqaban doono. Seminar k...
17/12/2024

OGEYSIIS ⚠️ 🚸 OGEYSIIS OGEYSIIS ⚠️

Dhaman ardayda Jecel waxbarashada waxaa lagu wargelinayaa in laqaban doono.

Seminar kusaabsan
*SIDEE LOO NOQDAA FAGAARE KA HADAL**
* sidee loo noqdaa soo jeediye wanagsan
* sidee dadka loo soo jiitaa si ay kuu dhageystaan
* sidee Kalsooni Naftaada loogu Abuuraa

Maalinta Arbacada inshallah 18 Dec 2024

International College *

Gaar ka mid ah Macalimiinta Kaamil primary and secondary school   ayaa kelimad Kasoo Jeediyey  # XAFLADDA DAHFURKA XARUN...
14/12/2024

Gaar ka mid ah Macalimiinta Kaamil primary and secondary school

ayaa kelimad Kasoo Jeediyey

# XAFLADDA DAHFURKA XARUNTA CUSUB EE
Hormariye International College

Mamulka Guud Ee Kaamil school-Baidoa Abdinasir Aden Abdinoor ayaa kelimad Kasoo Jeediyey  # XAFLADDA DAHFURKA XARUNTA CU...
14/12/2024

Mamulka Guud Ee Kaamil school-Baidoa

Abdinasir Aden Abdinoor ayaa kelimad Kasoo Jeediyey

# XAFLADDA DAHFURKA XARUNTA CUSUB EE
Hormariye International College

Adresse

Baidoa
Democratic Republic Of The

Téléphone

+252619344602

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Hormariye International College publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager