Suubaan Balall Media

Suubaan Balall Media kusoo dhawada xikmado Dahabi ah, xusuusin Xuska Eebe Talo& Tusaale. Murti & Madadaalo, Qisooyin Qurx

08/14/2025

Walaal bariiska wuu dhamaaday baastadaan kuu keenaye iska cun!

Waa mid kamid ah dhaqamada aan ku nacay da ka shaqeeya maqaayadaha soomaalida

Adigana?l

04/24/2025

Arinta Turkey ee taagan maxaaad ka dhahdeen

04/17/2021

Shir jara'id oo ay siwada jir ah uqabteen Musharaxiinta Xisbiyada mucaaradka iyo Kuwa Gildhiga ah Ee Gobalka shabeele

Musharaxiinta Xisbiyada ONLF , Sinaanta iyo cadaalada, Ezema iyo kuwa Gildhiga ah ( Iskood utaagan ) Ee kasharaxan Mamulka magalada Godey iyo Dagmada Godey Oo Baaq udiraya Gudoomiyaha Gudiga doorahshada Guud Ee Dalka Marwo mufret , Raysul wasaharaha Dalka Dr abiye Ahmed & madaxwaynaha Deeganka Mudane Mustaf Omar ayaa waxay Sheegen in maamulka Gobalka Shabeele in ay si aan sharciga waafaqsanyn u isticnaaleen kaarashi cod bixinta Sidookale waxay sheegen in ayna cid wakiil u ah aysan jirin oo matalaysa ururda

Sidaa daraadeed Hadaaana Baaqa iyo cashada Kor kusoo sheegnay wax laga qabanin waxay Si wada jir ah u cadeeyen In ay qaadaceen Doorashada Gobalaka shabeele iyagoo sheegay in ayna Ka qayb galynin oo aynatahay Doorasho cadaadalada ka fog oo loogu daneynayo kaliya xubnaha Xisbiga Barwaaqo kaarasha lasiinayo

Hoos kadaawo ⬇️
Share share

Halkan Kala soco ciyaaraha  DDS kabilaabmaya manta  Toos baan idinku soo tabin doona  Haduu Alla idmo  Share garee like ...
02/09/2021

Halkan Kala soco ciyaaraha DDS kabilaabmaya manta Toos baan idinku soo tabin doona Haduu Alla idmo

Share garee like saar page ka si asxaabtada kuula daawadaan

Nagu soo Biiir  Share and like page Walaalka/walaasha  ama saxiibta  mention soo dheh
01/19/2021

Nagu soo Biiir Share and like page

Walaalka/walaasha ama saxiibta mention soo dheh

11/26/2020

Gardaraale ma guulaysto

Share and like page

Yaa awood badan Turkey iyo France  halkan ka ogow
10/30/2020

Yaa awood badan Turkey iyo France halkan ka ogow

10/29/2020

Jimco Wanaagsan Marka H**e

Dood Furan Caawa

Labada Qof Ee Lamaanaha Ah Burburka Xiriiirkooda Jaceylka Ma Waxaa Sababa

(A) Kala Fogaanshaha
(B) Shakiga
(C) Daryeel La,aanta

Burburka Xiriirkaasi Marka La Eego Labada Dhinac Midkood Yaa U badan

-Ragga Iyo Dumarka-

Soo Raaci Sababta?

15 sano ka hor Dowlada kaafirada   ayaa Ugaftay Nabiga scw isla markas Xukuumada Riyadh ee sucuudiga ayaa Xabsiga dhigta...
10/27/2020

15 sano ka hor Dowlada kaafirada ayaa Ugaftay Nabiga scw isla markas Xukuumada Riyadh ee sucuudiga ayaa Xabsiga dhigtay Sheikh Khaalid Ar raashid Isaga oo difaacayo Sharafka nabiga scw🥰 waxaana lagu Xukumay 15 sano xarig ah

Nabiga Scw Uma Baahno in gaal Xun laga difaaco🤬 ee anaga ayaa nalaga rabaa Qalbigeena inaan difaacano Naf iyo maalba aan u hurno sharafka nabiga scw🥰
Asagoon na arkin ayuu na jeclaaday🥰❣ maxaa inoo diiday Sunadiisa inan No.1 ka dhigano🤔

Address

4807 137 Avenue Nw
Edmonton, AB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suubaan Balall Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suubaan Balall Media:

Share