UNISO ICT

UNISO ICT UNISO ICT

https://uniso.edu.so/document/examresults
03/02/2024

https://uniso.edu.so/document/examresults

Dhammaan ardayda sharafta leh ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) waxaa lagu wargalinayaa in natiljada imtixaanka (Exam Results) ka heli karaan link-ga hoose.
Fadlan link-ga guji kadib qor ID-ga iyo Fasalkaaga si aad u hesho Natiijada imtixaankaaga.
Sidoo kale la xariir xafliska imtixaanaadka
haddii aad la kulanto cilad.
Xafliska wuxuu uga mahadcelinayaa Xafliska ICT-da oo qeyo ka ahaa talada fududeenta howshaan.

https://uniso.edu.so/document/examresults

Shahaadada iyo Transcript-ga Jaamacadda Soomaaliya waxaa si rasmi ah looga hubin karaa Website-ka Jaamacadda soomaaliya ...
24/01/2024

Shahaadada iyo Transcript-ga Jaamacadda Soomaaliya waxaa si rasmi ah looga hubin karaa Website-ka Jaamacadda soomaaliya laga bilaabo 25/01/2024, booqo Website-ka ka dooro kadibna dooro ama si toos u booqo linkigan

Address

Holwadaag
Istanbul Province
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when UNISO ICT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share