Abdi𝗡ọ𝗿 Welcome

🌙 Ramadan Mubarak 🌙Hambalyo guud ahaan Muslimiinta dunida meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, mun...
18/02/2026

🌙 Ramadan Mubarak 🌙

Hambalyo guud ahaan Muslimiinta dunida meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, munaasabadda curashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Bishan khayrka iyo naxariista leh, waxaan Alle ka baryeynaa inuu inooga dhigo bil dambi-dhaaf, barako iyo badbaado leh .

Ha inoo noqoto bil qalbiyadeenna la mideeyo, ducadeena la aqbalo, camalka suubanna la kordhiyo.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka, salaadda, sadaqada iyo dhammaan cibaadada.

Aad ayaan ugu faraxsanahay ka qaybgalka bandhigga Next Generation Forum 2026, halkaas oo lagu soo bandhigay xirfado iyo ...
13/02/2026

Aad ayaan ugu faraxsanahay ka qaybgalka bandhigga Next Generation Forum 2026, halkaas oo lagu soo bandhigay xirfado iyo hal-abuurnimo ay sameeyeen dhalinyarada. Runtii waa meel dhiirrigelin leh oo lagu kobcinayo skills-ka jiilka cusub.
Somali Designers Platform

Waxaan ahay naqshadeeye hal-abuur leh oo ku xeel dheer graphic design iyo video editing. Waxaan sameeyaa naqshado soo ji...
17/01/2026

Waxaan ahay naqshadeeye hal-abuur leh oo ku xeel dheer graphic design iyo video editing. Waxaan sameeyaa naqshado soo jiidasho leh, muuqaal xayeysiin ah iyo edits cinematic ah anigoo adeegsanaya barnaamijyo sida Premier pro, after effects iyo qalabyo kale oo casri ah.

Ujeeddadaydu waa inaan caawiyo brand-yo iyo shakhsiyaad si ay u helaan muuqaal nadiif ah, xirfad leh, isla markaana soo jiita indhaha. Waxaan mudnaan siiyaa tayada, hal-abuurka iyo joogtaynta shaqada kasta oo aan qabto, anigoo mar walba ku dadaalaya horumarinta xirfadayda.

Nagala sooxiriur-------------------0614288566

🎨 𝗔𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗯 𝗮𝗵 𝘂 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗮𝘆𝘀𝗮!👌𝗠𝗮 𝘂 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗮𝗻 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗻𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗯𝗮𝘁𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶𝗯𝗮 ?          𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯𝘁𝗮𝗮𝗱𝘂 𝗵𝗮𝗮 ...
15/01/2026

🎨 𝗔𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗯 𝗮𝗵 𝘂 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗮𝘆𝘀𝗮!👌
𝗠𝗮 𝘂 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗮𝗻 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗻𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗯𝗮𝘁𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶𝗯𝗮 ?
𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯𝘁𝗮𝗮𝗱𝘂 𝗵𝗮𝗮 𝘁𝗮𝗵𝘆 𝘁𝗮𝗻𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝗳𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮! waaa sataan ka turjumeysa herbal, Dabiici, ku habboon ganacsi kasta oo raadinaya muuqaal cusub & astaan xirfadeysan. 💰 Qiimo macquul ah 📞614288566
📥 Nala soo xiriir si aad u hesho naqashado casri ah 🎯

“Macmiil walba waa muhiim.Tayo walbana waa hubanti.Ku soo dhawoow barand-keena.”
11/01/2026

“Macmiil walba waa muhiim.
Tayo walbana waa hubanti.
Ku soo dhawoow barand-keena.”


Coming soon
05/11/2025

Coming soon


ที่อยู่

Freelancer
Ban Tak

เว็บไซต์

แจ้งเตือน

รับทราบข่าวสารและโปรโมชั่นของ Abdi𝗡ọ𝗿ผ่านทางอีเมล์ของคุณ เราจะเก็บข้อมูลของคุณเป็นความลับ คุณสามารถกดยกเลิกการติดตามได้ตลอดเวลา

แชร์