Cubeyd Dhinbil

Cubeyd Dhinbil Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cubeyd Dhinbil, Electronics Store, Konyokonyo, Juba.

22/09/2021

Qasaaraha quruxda waxaa ka mid ah, in aad halis ugu jirto in lagu cayuumo ama lagaa kor hadlo 😀😃😄😄

Fildarro wax dhaama la waa 😀😃😄😁😆

29/07/2021

Maalin kastaa waa fursad kale oo aad noloshaada wax kaga bedali karto.

12/07/2021

Farxadii kediska aheyd.

Qeybtii labaad.

Sagal :- asc feysal see tahay aboowe.
Feysal :- fiican abaayo alxamdulilaah.
Sagal:- mashlh aboowe waxaan niyada iska iri, bal Feysal wac oo xaaladiisa caafimaadka ka wareyso,
Feysal :- mahadsanid abaayo, waan caafimaad qabaa alxamdulilaah, adiga see tahayne ?
Sagal :- waan kuu fiicanahy aboowe, balo ma jirto, adiga oo mashquul ah miyaan ku soo wacay aboowe ?
Feysal ;- maya abaayo hadda ayaan salaadda cishaha ka soo baxay, oo xaafadaan ku sii socday, markii aan wicitaankaada arkay ayaan fariistay darbi darjiin ah si aan kuula hadlo,
Sagal :- oo maxaa gidaarka ku fariisiyay aboowe ?
Feysal :- waan ka xumahay in aan kula socodsiiyo in aan xaasle ahay oo aanan jecleyn in ay xaaskeygu i aragto aniga oo gabar kale telka uga sheekeynaya sidaa ayaan halkaan ugu hakaday.?

Runtii Sagal markii ay maqashay jumlada ah " xaas ayaan leeyahay, runtii hadalkii ayey ku margatay, naxdin ayey dareentay, waxey mooday in uu dhulka la wareeganaayo, dhidid ayaa ku soo istaagay wijigeeda, wax ay ku hadasho ayey garan waaysay, ayidoo oo xaaladaa ku jirta ayaa waxaa hadalkii qaatay, Feysal oo ku yiri, " maxaa ku helay sagaleey oo aad la aamustay, ?
Sagal oo uu hadalku ku adag yahay lana dareemi karo in ay si un u qal qalsan tahay ayaa ku jawaabtay, " maya aboowe waxaan ku moodayay in aadan xaas laheyn oo aad kiligaa tahay wax kale ma jiraano,
Feysal ayaa ku yiri, :- mise wax kale oo aad iga qarineyso ayaa jira abaay,?
Sagal ayaa ku tiri, maya aboowe mar kalaan sheekeysaneynaa dhib ma lahan haatan waan isku yara buuqsanahay, kheyr baan kuu rajeynayaa aboowe .
Feysal oo la yaaban hadalada Sagal ayaa ku yiri ;- habeen wanaagsan sagaleey, farxad baan kuu rajeynayaa, bye iyo asc ayaa hadalkii lagu soo gaba gabeeyay,

Sagal runtii waxay gashay marxalad aan la qiyaasi karin runtii, ruux aad hawada ka jeclaatay kolka uu kuu sheego in uu meeleysan yahay ama ay meeleysan tahay waad dareemi kartaa sida aad noqoneyso amaba waxaa dareemi karo qofkii ay ku dhacday qisadaan oo kale !
Dhanka kale Feysal qudhiisa waa uu dareemay in ay Sagal aad u daneyneysay isaga oo ay rabtay in ay xiriir la sameysato, balse ay ka naxday ereyada ah in uu xaas leeyahay ,!
Taloow xaalku sidee buu ku dambeyn doonaa ?

La soco qeybta seddexaad.

Qore ;- Al-ustaad Axmed diiriye afrax.

04/06/2021

Subax wanaagsan
Maalintan oo kale waxa la badiyaa Saliga Nabigeenii Suubanaa Naxariis iyo Ammaan korkiisa ha ahaatee ❤️.

Xiriirka dhabta ahi waxa uu lee yahay;"Dagaal, aamminaad, daacadnimo, ilin, xanuun, muran, dulqaad, naf-hurid, qorshe, h...
01/06/2021

Xiriirka dhabta ahi waxa uu lee yahay;

"Dagaal, aamminaad, daacadnimo, ilin, xanuun, muran, dulqaad, naf-hurid, qorshe, hoggaansanaan, kasbasho, deeqsinimo, Xushmeyn, xishood, rejo, kalsooni, Qiimeyn, cudur daar, raalligalin, caawin, ka warqab, xiiso, masayr iyo jacayl❤️."

Ha waaro jacaylka dhabta ah

Farxiyo Lama Filaan ayaa qortay.

26/04/2021

https://www.facebook.com/wariyefaroole/ wariye faroole waxaad ka heleysaa warar la hubo /ciyaaro/sheekooyin /dhiiro galin iyo caafimaad

misbaax electronic waxaad ka heleysaa alaab tayo leh

24/04/2021

Gabdhaha sawirada qaawan soo dhigaya habeenkii Allaah haka xishoodeen, waxaana ku axwaaloobaya dadka sooman maalintii oo sawirku waa ku sii jiraa Baraha Bulshada, xunaanna yaanan loogu camirine wax halloo sheego oo halla waaniyo gabdhaheenna.

F.G: Ma jirto mar loo ogolyaha inanta inay muujiso jirkeeda meelaha la amray inay qariso oo aanan ka ahayn marka ay la joogto ninkeeda ama dadka ah ehelkeeda aadka ugu sii dhaw, wixii ka dhasha ee dambi ah falkaas ay samaysana iyadaa qaadayso.

31/03/2021

Xildhibaan Mahad Salad oo kamid ah 15-ka Xildhibaan ee laga ganaaxay shirka ayaa hadda lagu celinayaa Isgoyska Dabka, sida uu ku soo qoray bartiisa Favebook.

Qummanka waxyaabaha lagula tacaalo waxaa ugu h**eeya1. In qofku ku luqluqdo Biyo Cusbo leh2. Inuu subaxda h**e cabo Mala...
21/03/2021

Qummanka waxyaabaha lagula tacaalo waxaa ugu h**eeya

1. In qofku ku luqluqdo Biyo Cusbo leh
2. Inuu subaxda h**e cabo Malab
3. Inuu cuntada ku cuno Toon
4. Inuu cabo Shaah ama Biyo kulul oo Sanjabiisha ama Qarfaha ku badan yahay
5. Inuu cabo maraq Hilibka Digaaga laga sameeyay haddii aadan xasaasiyad ku qabin
6. Inuu biyo badan cabo ugu yaraan galaas ama labo galaas maalintii
7. Inaad ka fogaado catarada, kaluunka, boorka iyo wax kasta oo xasaasiyad ku kiciya
8. Inaad quraacadid subaxdii h**e 7:00 subaxnimo iyo ka hor habenkiina inta aadan seexan cab galaas biyo ah
9. Inaad maro ama shay diiran dhuunta ku kubeeysid

La Wadaag Walaalaha Kale Si Ay Kuula Akhristaan Ugana Faaiidaystaan
Waahin sabriye

13/03/2021

Waxaa xiran dhamaan wadooyinka Magaalada Muqdisho, iyada oo aysan wax gaadiid ah oo soconaya gudaha Magaalada.

Ilaha amniga ayaa sheegaya in dhamaan wadooyinka Magaalada ay yihiin kuwa go'an.

Address

Konyokonyo
Juba

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cubeyd Dhinbil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share