25/12/2024
Shirkadda Kadiil Technology Inc ayaa maanta u dabbaal-dageysa sanadkii 4-aad markii dhidibbada loo aasay (Founded) 25. December 2020-ka, si ay u daboosho baahida bulshada Soomaaliyeed ee dhanka Teknoolajiyadda casriga ah.
Dhammaan macaamiisheena sharafta leh meel walba oo ay dunida ka joogaan iyo Asxaabta ku xiran Shirkadda kaga mahadcelinaynaa sano iyo halganka qeybta lixaad ay nagala qaateen, iyagaana maanta halkaan ina soo gaarsiiyay.
Maamulka sare iyo howl-wadeennaduba waxay markale idin leeyihiin sanad-guuro wacan iyo wada-shaqeyn joogta ah.
.
https://kadiiltech.com/