Casri Media

Casri Media I’m building Casri Media – a creative company focused on
Design • Branding • Digital Media
Follow the journey 🚀

Zubeyr Faarax C/laahi “𝐖𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐰𝐥𝐰𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐞𝐲𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐌𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠.𝐊𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐰 𝐂𝐚...
31/01/2026

Zubeyr Faarax C/laahi

“𝐖𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐰𝐥𝐰𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐞𝐲𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐌𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠.
𝐊𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐰 𝐂𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚, 𝐄𝐧𝐠. 𝐙𝐮𝐛𝐞𝐲𝐫 ✅”

Hussein Abdulkadir Mohamed 𝐇𝐚𝐰𝐥𝐰𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐮𝐠𝐮𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐨-𝐚𝐫𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧, 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚.𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢𝐬𝐮...
28/01/2026

Hussein Abdulkadir Mohamed

𝐇𝐚𝐰𝐥𝐰𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐮𝐠𝐮𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐨-𝐚𝐫𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧, 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚.
𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢𝐬𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐋𝐨𝐠𝐨 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 & 𝐁𝐫𝐚𝐧𝐝𝐢𝐧𝐠.
𝐊𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 ✨

Halkan waa berteena ku bandhigno shaqadeena
TikTok
tiktok.com/

Social media Designs qeyb kamida macaamiisha aan u sameyne.Nagala Soo xariir 61 2433023
21/01/2026

Social media Designs qeyb kamida macaamiisha aan u sameyne.

Nagala Soo xariir 61 2433023

Wado Nadiif ah Waa Masuuliyad WadareedAdiga Ayaana ka bilaabanaya!
19/01/2026

Wado Nadiif ah Waa Masuuliyad Wadareed
Adiga Ayaana ka bilaabanaya!

Social Media Designs waa macaamiisheena Qaar kamida usameyne.Nagala Soo xariir Whatsapp 61 2433023
17/01/2026

Social Media Designs waa macaamiisheena Qaar kamida usameyne.

Nagala Soo xariir Whatsapp 61 2433023

We are Creative digital marketing Agency Nagala Soo xariir Whatsapp 61 2433023
14/01/2026

We are Creative digital marketing Agency

Nagala Soo xariir Whatsapp 61 2433023

Way ku fadhisaa macmiil 😂Hadey ka jajabantahy  Discount kaga Waa diyar  So Dhawaw Macmiil.Nagala Soo xariir 61 2433023  ...
12/01/2026

Way ku fadhisaa macmiil 😂

Hadey ka jajabantahy Discount kaga Waa diyar So Dhawaw Macmiil.
Nagala Soo xariir 61 2433023

Haddii aad rabto in ganacsigaagu koro 📊🎯 Casri Media waa xalkaagaNaqshad aan caadi ahayn + Fariin taabanaysa qalbiga ❤️📲...
10/01/2026

Haddii aad rabto in ganacsigaagu koro 📊
🎯 Casri Media waa xalkaaga
Naqshad aan caadi ahayn + Fariin taabanaysa qalbiga ❤️
📲 Nala soo xiriir 61 2433023

Jimco Mubarak Ilaahayow, ha iga dhigin qof nasiib-darrooba sababta caasinimada aan kugu caasiyo darteed.
08/01/2026

Jimco Mubarak
Ilaahayow, ha iga dhigin qof nasiib-darrooba sababta caasinimada aan kugu caasiyo darteed.

Executives & Members of Casri MediaWaxaan wadajir u fulin doonnaa horumarinta xirfadaha Digital-ka, gaar ahaan:🎨 Graphic...
07/01/2026

Executives & Members of Casri Media
Waxaan wadajir u fulin doonnaa horumarinta xirfadaha Digital-ka, gaar ahaan:
🎨 Graphic Design
🎞 Motion Graphics
🎬 Video Editing
🖼 Photo Retouching
📈 Digital Marketing
Waxaan ka caawin doonnaa qof walba oo Designer ah ama doonaya inuu bilaabo Design, annagoo u diyaarinayna:
✔️ Waqti cad oo waxbarasho
✔️ Qorshe barasho
✔️ Fikrado casri ah
✔️ Meelaha ugu habboon ee lagu barto xirfadaha Digital-ka
Ugu dambeyn,
Ku soo dhawaada Casri Media — halka kartidaada lagu hormariyo 🚀
📲 Nagala soo xiriir WhatsApp:
👉 https://wa.me/252612433023

Address

Xamarweyne Via Roma
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Casri Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share