30/08/2026
Pharmacy Management System
Technology waxay beddeleysaa habka loo maamulo farmashiyeyaasha. Systemkan wuxuu fududeynayaa maaraynta dawooyinka, kaydka, iibka, diiwaanka macaamiisha iyo hawlaha maalinlaha ah, dhammaantood hal meel.
Waxaan kuu sameynay xal casri ah oo farmashiyahaaga ka dhigaya mid si fudud, degdeg ah oo hufan loo maamulo.