Omeeri

Omeeri Hey, I'm Omeeri a tech specialist focusing on web development, creative branding, IT support, and AI business integration.

Waxaan ku faraxsanhy mareegtooda internet-ka (Website) inan usameyay Nageeye Hospital
21/07/2026

Waxaan ku faraxsanhy mareegtooda internet-ka (Website) inan usameyay Nageeye Hospital

Hadda booqo mareegteena rasmiga ah si aad uhesho macluumaadkeena.

Waxaan halkaan idiinku diyaarinay adeegyo caafimaad oo casri ah oo ah dawaynta iyo daryeelka Maqaarka, Timaha, iyo Cidiyaha.
Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah ama aad u ballansato ballan dhakhtar, hadda booqo mareegtayada rasmiga ah.

๐ŸŒ Booqo Website-ka: www.nageeyehospital.com
๐Ÿ“ Halka aan ku yaal: Bulahubey, Mogadishu
๐Ÿ“ž La xiriir: 25261 1174357

Hambalyo, Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada (World Youth Skills Day) ๐ŸŒŸMustaqbalka ma ahan mid la sugo, ee...
15/07/2026

Hambalyo, Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada (World Youth Skills Day) ๐ŸŒŸ

Mustaqbalka ma ahan mid la sugo, ee waa mid la dhiso. Dunida maanta si xawli ah ayay u isubeddaleysaa, waxaana hoggaamiya dhallinyarada aqoonta iyo xirfadaha casriga ah leh.

Barashada tiknoolajiyada, hal-abuurka naqshadaynta, iyo xirfadaha farsamada gacanta ma ahan oo keliya doorasho shaqo, ee waa furaha isbeddelka iyo horumarka bulshadeena.

๐Ÿ“ž Whatsapp: +252619971641
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ website: www.omeeri.com
| Facebook | Instagram | TikTok

Ma ogtahay in 85% dadka iibsada adeegyada ama alaabta ay kalsooni weyn ku qabaan shirkadda adeegsata Professional Email ...
29/06/2026

Ma ogtahay in 85% dadka iibsada adeegyada ama alaabta ay kalsooni weyn ku qabaan shirkadda adeegsata Professional Email sida ([email protected]) marka loo barbardhigo shirkadda isticmaasha Gmail-ka caadiga ah?

Macaamiisha maanta waxay doorbidaan inay la macaamilaan shirkadaha u muuqda kuwo rasmi ah oo la isku halayn karo. Markaad ka guurto Gmail-ka caadiga ah oo aad u guurto Professional Email (sida [email protected]), waxaad ganacsigaaga siinaysaa miisaan weyn iyo weji xirfadaysan oo suuqa laga ixtiraamo! ๐Ÿ’ผโœจ

๐Ÿ“ž Phone: +252619971641
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ website: www.omeeri.com
| Facebook | Instagram | TikTok

๐ŸŒ™ Sannad Cusub oo Hijri ah oo Wanaagsan! (1448)dhammaan umadda Islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaan ugu...
16/06/2026

๐ŸŒ™ Sannad Cusub oo Hijri ah oo Wanaagsan! (1448)

dhammaan umadda Islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyaynaayaa curashada Sannadka Cusub ee Hijriyada 1448.

Waxaan Alle ka baryaynaa inuu sannadkan inooga dhigo mid nabad iyo barwaaqo ah.

๐Ÿ“ž Phone: +252619971641
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ website: www.omeeri.com
| Facebook | Instagram | TikTok

Waxaan si weyn u garab taaganahay, uguna faaneynaa garsooreheena heerka caalami, Omar Artan. Oo ah Halyeey magaca Soomaa...
10/06/2026

Waxaan si weyn u garab taaganahay, uguna faaneynaa garsooreheena heerka caalami, Omar Artan. Oo ah Halyeey magaca Soomaaliyeed sare ugu qaaday fagaarayaasha caalamka.

Guushu waxay ku timaadaa wadajir, is-ixtiraam iyo in la garab istaago dadka u taagan horumarka iyo danta shacabka.

๐Ÿ“ž Phone: +252619971641
๐Ÿ’ฌ Email: [email protected]
๐ŸŒ website: www.omeeri.com
| Facebook | Instagram | TikTok

25/04/2026

Xafladda Caleemasaarka Ugaaska Murusade Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde.

๐Ÿš€ ๐Œ๐ฒ ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ฉ๐š๐œ๐ž ๐ข๐ฌ ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ฅ๐ฒ ๐‹๐ข๐ฏ๐ž!.Visit my new digital workspace to see my latest work and letโ€™s discuss how we...
14/04/2026

๐Ÿš€ ๐Œ๐ฒ ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ฉ๐š๐œ๐ž ๐ข๐ฌ ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ฅ๐ฒ ๐‹๐ข๐ฏ๐ž!.

Visit my new digital workspace to see my latest work and letโ€™s discuss how we can bring your next project to life.

Hey Iโ€™m Omeeri, a creative freelancer specializing in Web Development, Graphic Design, Video Editing, Digital Marketing, and Visual Production, dedicated to helping brands and individuals grow through the power of design, media, and technology.

Letโ€™s build something extraordinary together! ๐Ÿ’กโœจ
๐Ÿ‘‰ | Facebook | Instagram | TikTok

From Concept to Identity ONE2ONE Entertainment & Cafe ๐Ÿš€I am thrilled to share a comprehensive look into my branding proj...
29/03/2026

From Concept to Identity ONE2ONE Entertainment & Cafe ๐Ÿš€

I am thrilled to share a comprehensive look into my branding project: ONE2ONE Entertainment & Cafe. This wasnโ€™t just about creating a logo; it was about architecting a complete visual experience that bridges the gap between high-energy entertainment and the sophisticated calm of a premium cafe.

Hey Iโ€™m Omar, a creative freelancer specializing in Web Development, Graphic Design, Video Editing, Digital Marketing, and Visual Production, dedicated to helping brands and individuals grow through the power of design, media, and technology.

Letโ€™s build something extraordinary together! ๐Ÿ’กโœจ
๐Ÿ“ฒ ila soo xiriir maanta oo ganacsigaaga u horseed isbeddel muuqda.
๐Ÿ‘‰ | Facebook | Instagram | TikTok

https://www.behance.net/gallery/246644625/ONE2ONE-Entertainment-Cafe

๐Ÿš€ ๐‹๐ž๐š๐ซ๐ง ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐Ž๐Œ๐„๐„๐‘๐ˆ.  โ€”   ๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐Ÿ๐š๐ซ๐š๐ฑ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ง๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ ๐จ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š๐ฒ๐ ๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›.Ka dib sannado badan oo aan ku ...
25/03/2026

๐Ÿš€ ๐‹๐ž๐š๐ซ๐ง ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐Ž๐Œ๐„๐„๐‘๐ˆ. โ€” ๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐Ÿ๐š๐ซ๐š๐ฑ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ง๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ ๐จ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š๐ฒ๐ ๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›.

Ka dib sannado badan oo aan ku dhex jiray xirfadaha digital-ka ah, waxaan goโ€™aansaday inaan qayb ka mid ah waqtigayga u huro dhallinyarada ku cusub ama hadda raba inay ku soo biiraan adduunka xirfadaha casriga ah.

Hadafkaygu waa inaan idinla wadaago khibraddayda si aad u noqotaan kuwo si xirfad leh wax u barta, wax u abuura, isla markaana si degdeg ah u kora.

Maxaad ka faaidi doontaa?
โœจ Insights
๐Ÿ“š Tutorials
๐Ÿ’ก Creativity
๐Ÿ’ป Tababaro Online ah (1-on-1 & Group):

 Dhammaan umadda Muslimiinta ah waxaan uga hambalyeynaaya bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa bil kheyr, naxarii...
18/02/2026



Dhammaan umadda Muslimiinta ah waxaan uga hambalyeynaaya bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa bil kheyr, naxariis, iyo dembi dhaaf. Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faa'iideysta

Address

Wadajir
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omeeri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share